Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Prime Minister saacid farax announces his new cabinet

Recommended Posts

War Deg-deg: Golaha Wasiiradda Somaliya oo hada lagu dhawaaqay iyo Foosiya Xaaji Aadan oo laga Dhigay Wasiirka Khaarajiga

Mogadisho (waaheen)Raysal Waaradaha Dawlada Federaalka ee Somalia mr Saacid ayaa ku Dhawaaqaey 10-Wasiir oo ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadiisa oo Muddo Dheer Laga Sugayey.

Shir jaraa’id oo wasiirada lagu shaaciyey ayaa ka socota aqalka madaxtooyada ee Somaliya .10- wasiir ee la Magacaabay oo ay ugu Horeyso Gudoomiyihii ururka NDP Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Qabile ayaa kala ah Sida:-

1-Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada

2-C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta

3-C/xakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga

4-C/xakiin Xuseen GuuleedWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka

5-Maxamuud Xasan Suleymaan CawilWasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta

6-C/llaahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

7-C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaarada Kheyraadka

8-Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Howlaha guud iyo dib u dhiska

9- Maryan Qaasim Wasiirkii hormarinta adeega bulshada

10-Prof Axmed Maxamuud Wehliye Xiji Wasiirka Warshadaha

wiixi warar ah ee ka soo kordha kala soco goor dhaw waaheen.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afarta Wasiir ee ugu muhiimsan Qabiiladooda akhriso

 

Posted by Pi on November 4th, 2012

Afarta Wasiir ee ugu muhiimsan oo kala ah wasaaradaha Gaashaandhiga, Arimaha Dibada ,maaliyada iyo Arimaha Gudaha ayaa loo kala qaybiyay sidaan hoose.

 

Wasiirka arimaha diibada ahna Raysal wasaare ku xigeen fowsiya yusuf xaaji Aaden- Somaliland

Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi- bay and bakool

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariim Xuseen Guuled- Galmudug

Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Cawil Maxamuud Xasan Suleymaan, Puntland

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa horey usoo qabtey jagadaan hada loo magacaabey, Wuxuuna ka tirsanaa Xukuumadii Farmaajo.

 

Wasiirka Maaliyada oo Reer Puntland ah wuxuu degan yahay UK, waayadaan dambe wuxuu ganacsi kulahaa Zambia, wuxuuna bartey dhaqaalaha. Siyaasadana horey uguma jirin.

 

Wasiirada Arimaha Dibada oo ah qof aaminsan gooni isutaaga Soomaaliland waxay ka timid Mareykanka.

 

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this