Saalax Posted November 4, 2012 Raysal wasaaraha Soomaaliya Abdi Faarax Shirdoon,{Saacid}, ayaa aad uga cadhooday farogelin lixaadleh oo kaga timid dhanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mahiga oo si wadajir ah ugu cadaadinaya inuu magacaabo ragga ka soojeeda kooxda Daamujadiid ee u badnaa NGO’S iyo weliba dhanka Ganacsiga shirkadaha gaar gaarka ah. Warar ku dhow dhow xafiiska Raysal wasaaraha ayaa sheegaya inuu ugu danbeyn ku cagojugleeyey Saacid inuu xilka tirin doono hadii aan shaqadiisa loo madax banayn. Wuxuu sheegay in uu mas’uul ka yahay dhisida Xukuumada dalka Soomaaliya balse lagu hayo cadaadis doqonimo ah oo magacagagnimo lagu ladhay, wuxuu sheegayaa Raysal wasaaruhu in talooyinka barlamaanka uga imaanaya uu raaci doono, uusan u joojin doonin ficilada uga imaanaya kooxdan aad ka u qalifsan waa sida laga soo xigtaye. Khilaafkan u dhexeeya labadan mas’uul ayaa u eg mid xadhkaha goostay, waxaana haatan faraha la soo galay Ergayga Q,M u qaabilsan Soomaaliya oo u eg nin Qasa inta badan arimaha dalkeena Soomaaliya. Barlamaanka Soomaaliduna maanta ayuu laalay qodobo ay ka mid ahaayeen mid dhigayey inuu barlamaanka kala diri karo Madaxweynuhu, taasoo u eg durbaba inay garab lixaadleh siinayaan raysal wasaaraha dalka oo u eg nin kaga taageero badan barlamaanka dhexdiisa Madaxweynaha ku cusub masraxa Siyaasada Soomaaliya. Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 4, 2012 http://horufadhi.com/2012/11/03/raiisal-wasaare-saacid-oo-ku-hanjabay-inuu-iscasilayo-hadii-aan-loo-madax-banayn-shaqadiisa/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2012 Ma durba Prime Minister iyo President is qa qabsada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 4, 2012 Lol@horufadhi.....their name says all....Fadhi-ku-dirirka ayay hore u fadhiyaan ooba ka sii horreeyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sulleiman The Great Posted November 4, 2012 I doubt this is likely seeing as how miss shirdone wears the pants in the household and is an avid HAG/new age USC member. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sakata Posted November 4, 2012 The source is not reliable typical Somali site bacaac... Quote Share this post Link to post Share on other sites