Abtigiis Posted November 1, 2012 Sida Oodweeyna oo Ictiraaf ku raagoo Afrikadaa xoroowdiyo Suudaan eeganaayaa La aqoonsan waayoooooo Fosiya ka aroortay Uu gaabayaayoo Uurka ku tabaye In fond memory of the man who never doubted the surreal, the tenacious idealist who believed Fanon would re-emerge from the qat saloons of Maroodi Jeex. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 1, 2012 JB, I was listening rashid bullo's lines, markaa unbuu oodweeyne igu soo dhacay. But seriously, some songs just take you back to times you always wish to re-live!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 1, 2012 Inan yahay odhaahdani Walee way indha la'de Amba bixi wasiirnimada Waxaan ku idbaaree Mala waad asqoowdeeeee Xassan maha ruuxuu Uurkuu tabayee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 1, 2012 Adigu tanaad u baahan tahay inaad dhegeysato ,,, Sidii Hogosha Roobka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 1, 2012 Jacaylbaro;884976 wrote: Adigu tanaad u baahan tahay inaad dhegeysato ,,, Sidii Hogosha Roobka Horaa loo dhameeyoo Alla hibada siiye Hibaaq baxay la moodyoow Raggaa woow horeeysaa Miyaa JB...yoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 1, 2012 Ictiraafkii waa duulay. Soo sidaas maahan JB? Quote Share this post Link to post Share on other sites