Carafaat Posted October 29, 2012 They will make the deadline. They (NGO's) mostly make it last minute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted October 29, 2012 loool. This is by far the most incompetent government Somalia ever had. These turds are completely lost. the somali people are tuned out. nobody is really paying attention whether xasan names a dog or not. lol. the animals that are raping somali girls in Marka should be stopped. that is all that matters to us. wasiir ba la magacabaya cid kala jecel ma jirto e naga daya baraleeyda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2012 Mooge, waan ka cabsi qabey inaad heerkaan gaareysid. Awal baan ku iri sheekooyinka fadhi-ku-dirirka run ha moodin. Ninyahow wax iskula har, I know your candidate did not win but that is politics la ismana siiyo, dalkana Soomaali kale ayaa kula leh ee ogoow keligaa ma lihide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 29, 2012 Some sites are reporting the cabinet will be only be comprised of 9 ministers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2012 Lol@ Che, I hope my dream comes true...I doubt it will though....remember this thread? http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67967-Abwaan-would-suggest-the-new-PM-should-limit-his-cabinet-to-just-9-ministers-what-do-you-think?p=878029#post878029 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted October 29, 2012 Puntland Parliament Is watching also the new cabinet to be announce in the MOG Farole In AWE to see the line-up of the cabinet in the MOG Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 29, 2012 Xasan Xaad & Ahmed Diiriye gang are mad already? http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2889 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2012 Dr. Osman adiga iyo Faroole meeshaad lacagtii UNDP geyseen baa la idinka rabaa, maxaad odayaasha kuraasta alwaaxa ah ugu dhigteen? JB iyo adeerkiis baaba idinka fiicnaa oo dhisay gole xoogaa casri ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 29, 2012 Abwaan: Horta budgets-ku ma isle'ekaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2012 lol@Taleexi ma waxaad leedahay qoladan waa lagu yareeyey lacagta? Naga daa ninyahow sheekadaas la iskama yeelayo iyo in odayaasha dhagax lagu fariisiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 29, 2012 Lol @ Odayaasha in dhagxaan lagu fadhiisiyo gar ma' aha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted October 30, 2012 Cayda hala daayo waa dawlada puntland iyo xarunta cusub hada la dhisayo waad ogsoon tihin waa degaanka dawlada ama puntland government square wuxuna noqonaya meel cajib ah. Parliamentka somaliand bosaso municialpity kama wayna waa qol yar..how can u compare puntland parliament to that. Sxb we have two parliament just there wax waalan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 30, 2012 Lol@Dr. Osman Awal baanan war kale kaa fileyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 30, 2012 http://caasimada.com/golihii-wasiirada-oo-lagu-kala-baxay-beelo-waa-weyn-oo-daaqada-ka-baxay-goorta-lagu-dhowaaqayo/ Wasiiradii oo la kala qaatay + Beelo waa weyn oo daaqadda ka baxay + Tirada + Goorta lagu dhowaaqayo. Posted by Alaxmed on 10/30/2012 in Wararka | 2 Comments Warar na soo gaaray ayaa sheegaya in golaha wasiirada cusub lagu dhowaaqi doono maalinta arbacada ah, kadib markii ugu dambeyn la isku raacay tiradooda. Loolaankii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee ku aadanaa tirada golaha wasiirada, ayaa la sheegay in ugu dambeyn uu ku adkaaday madaxweynaha oo laga dhigay kaliya 9 wasiir. Waxaa sidoo kale la magacaabi doonaa 9 wasiir ku xigeen iyo 4 wasiiru dowle. Wasaarad walba waxaa hoos iman doontaa illaa afar wasaaradod, si loo dhiso dowlad aad iyo aad u kooban, balse tayo leh sida madaxweynuhu ku dooday. Tani macanheedu waxa ay tahay in beelo badan oo waa weyn ay wasiir la’aan ku dhacday oo ay daaqadda ka baxeen. Beelaha ******, waxaa ugu weyn oo wasiir la’aan noqon doona beesha Murusade, inkasta oo ****** aysan heleyn wasiir, balse ayagu ay heystaan madaxweyne, oo aanay dacwad qabin. ****** waxa ay heleen laba wasiir, waxaana kala qaatay Habar Gidir ( Sacad) iyo Xawaadle. Jagada Habar Gidir waxaa loo magacaabi doonaa Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo ka tirsan kooxda Damul Jadiid ee madaxweynaha, waana wasiirka arrimaha gudaha, amniga iyo qaranka. Beelaha ******* waxaa heli doona ********** iyo ********, waxaana daqaada ka baxay beelo ay *********** ugu weyn yihiin, inkasta oo ********* ayagu ay heystaan ra’iisul wasaare oo aysan dacwad qabin. Beelaha *** waxaa qaatay ***** Habar Jeclo, oo gabar kasoo jeedo loo magacaabi doono wasiiraka Arrimaha, dibedda, xiriika caalamiga ah iyo qorsheynta qaranka. Beesha kalena waa *** Biyamaal, oo aan helin qofka ay soo dirsadeen. Digil iyo Mirifle, waxa la kacay Leesaan iyo Bagadi, sida aan xogta ku helnay. Beesha Shanaad, waxaa soo gaaray hal wasiir, waxaana qaadan doona hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Damul Jadiid, Faarax Cabdul Qaadir, oo loo magacaabi doono Wasiirka waxbarshada hiddiha iyo tacliinta sare. Waxa uu kasoo jeedaa reer Aw-Xasan. Xildhibaano badan ayaa ka carreysan arrintan, waxaana ay ku hanajbeen inaysan dowladda ansixin ka heli doonin baarlamanka. Wixii kusoo kordha ee xog ah nagala soco dhowaan insha allah. Share this: Facebook11 Twitter Email Print LinkedIn About Alaxmed View all posts by Alaxmed → Subscribe to Comments RSS Feed in this post 2 RESPONSES maa 10/30/2012 at 2:33 AM waa arin aan aad ugu taageeri lahaa hadday runtahay hadda waa odooskiinnee… hadday taladayda tahay wasiirka koowaad xataa looma baahna……waqtigaan REPLY Guled 10/30/2012 at 3:25 AM maa madaxwayne xataa looma baahno nooh REPLY Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 30, 2012 why are the mps angry? Quote Share this post Link to post Share on other sites