Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Local Elections Campaign to start on the 29th October

Recommended Posts

Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxmed Axmed Xirsi Geelle ayaa ku Dhawaaqay Wakhtiga ay Bilaabmayso Ololaha Doorashooyinka Golayaasha Deeganka, isaga oo sheegay in 29 Bisha October ay Guud ahaa Dalka ka bilaabmayso Ololaha Doorashada, Waxanu Tilamaamay Hananka ay u kala horeynayaan Ururadu.

 

Sidaasi wax uu ku sheegay shirjara’id oo uu Goor dhawayd uu ku qabtay Xarunta Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee Maglada Hargeysa.

 

Afahayeenku wax uu sheegay in 29 October ururka Ummada uu ugu horeynayo Ololaha Doorashada, 30 October Xisbiga Ucid, 31 October Xisbiga Kulmiye, 1 November Ururka Dalsan, 2 November Rays, 3 November Waddani, 4 November Xaqsoor.

 

Waxanu yidhi “Waxanu Halkan kaga dhawaaqayna in In Ololihii Doorashada Golaha deeganku uu Bilaamayo 29 Bisha October oo ah Isniinta inagu soo socta, waxayna ururadu u kala horeynayaan sidii aanu ugu Qori tuurnay, Waxa u horeynaya 29 october Ururka Ummada, 30 October Xisbiga Ucid, 31 October Xisbiga Kulmiye, 1 November Ururka Dalsan, 2 November Rays, 3 November Waddani, 4 November Xaqsoor, Waxanu urur walba u soo jeedinaynaa in maalinta ay Ololaha Ay leeyihiin ay ilaaliyaan Nabad gelyada, waxanu ururka aan maalinta lahayn uga digay in ay Ololaha sameeyan.”ayuu yidhi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this