Jacaylbaro Posted October 24, 2012 Markay maqashay bakeeri, tarmuus, baaf, baaquli, qaado, fargeeto, aashuun, jalamad, ayey cawdubilaysatay oo is tidhi malaha waxaad u timid qoom kale iyo duul kale oo diin kale haysta. Islaan reer Burco ah ayaa Muqdisho ugu tagtay wiilkeeda oo qabay gabadh reer xamar ah. Waxay maqashay gabadhii wiilku qabay oo weelkii ay Burco magacyada kale u taqaanay (tashti, sufur, falaas, madiibad, malqacad, shookad, kildhi) magacyo kale u taqaana. "maama baafka ila qabo nooh" "naa balaayo ku baafisaye maxaan kula qabtaa?" "eedo bakeeri aa iga jabay" "yeelkii, awalba xoola shaydaan buu ahaa" "eedo, baaquli ma qabi jirtay?" "caydu reebban, ha la kala xishoodo". "maama fargeetada ku dhuuq nooh" "naa ha i caayin qumayo far dheer kugu dhuuqdaye". Islaantii waxaa galay shaki ah in wiilkeedu soo guursaday gabadh qoom kale ah ama diin kale haysata. Maalintii dambe ayey iyadoo yaaban u yeedhay gabadhii oo ku tidhi " eddo, Nabigiinu magacii CSW?". Markaasay gabadhii ugu jawaabtay "waxaa la dhahaa Maxamed SCW". Islaantii ayaa degdeg ula soo booday "eddo, hadaba maxaa baasoo weelka idin kaga dhacay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 24, 2012 what's the nature of this thread Jb? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 24, 2012 ^^^ Kettles and pots spring to mind (in more ways than one). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 24, 2012 ^in plain english plz? god, you make the cliches sound even more cliche! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 24, 2012 ^ JB, did the xalimo you were chirpsing turn out to be a habar! maybe you should cut down your friends list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 24, 2012 Weli qof agtaada miisaan ku leh, ma kuu soo qoray LMAO ( Laughing My *** Off ) oo ma sawiratay qofkii oo kugu leh " Dabada ayaan ka qoslayaa". Adigaan kuu dhiibaye bal waxaad sawirataa qosol-dabeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 24, 2012 Jacaylbaro;882838 wrote: Markay maqashay bakeeri, tarmuus, baaf, baaquli, qaado, fargeeto, aashuun, jalamad, ayey cawdubilaysatay oo is tidhi malaha waxaad u timid qoom kale iyo duul kale oo diin kale haysta. Islaan reer Burco ah ayaa Muqdisho ugu tagtay wiilkeeda oo qabay gabadh reer xamar ah. Waxay maqashay gabadhii wiilku qabay oo weelkii ay Burco magacyada kale u taqaanay (tashti, sufur, falaas, madiibad, malqacad, shookad, kildhi) magacyo kale u taqaana. "maama baafka ila qabo nooh" "naa balaayo ku baafisaye maxaan kula qabtaa?" "eedo bakeeri aa iga jabay" "yeelkii, awalba xoola shaydaan buu ahaa" "eedo, baaquli ma qabi jirtay?" "caydu reebban, ha la kala xishoodo". "maama fargeetada ku dhuuq nooh" "naa ha i caayin qumayo far dheer kugu dhuuqdaye". Islaantii waxaa galay shaki ah in wiilkeedu soo guursaday gabadh qoom kale ah ama diin kale haysata. Maalintii dambe ayey iyadoo yaaban u yeedhay gabadhii oo ku tidhi " eddo, Nabigiinu magacii CSW?". Markaasay gabadhii ugu jawaabtay "waxaa la dhahaa Maxamed SCW". Islaantii ayaa degdeg ula soo booday "eddo, hadaba maxaa baasoo weelka idin kaga dhacay?. :D :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 24, 2012 Jacaylbaro;883013 wrote: Weli qof agtaada miisaan ku leh, ma kuu soo qoray LMAO ( Laughing My *** Off ) oo ma sawiratay qofkii oo kugu leh " Dabada ayaan ka qoslayaa". Adigaan kuu dhiibaye bal waxaad sawirataa qosol-dabeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 24, 2012 1. qosol-dabeed: A form of mirthful laughter that is accompanied by unintentional loud farts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saxansaxo Posted October 24, 2012 loooool.. Funny stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted October 24, 2012 Islaanta reer Xamarka si fiican ayaabay isku afgarteen:D waxaa Ku fiicneyd in mid reer Baydhabo ah loo geeyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 25, 2012 Horta ma anigaa waalan mise adiga?. Inaan anigu waalanahay sow adiguba imaad garateen mar hore, haddaad fayowdahay?. Laakiin, sideen kuu aamini lahaa?. Inaan sax ahay waxan ku garanayaa, dee adigaaba waalan! Waa la-yaab sida waallidaadu wax noogu tartay xilligii sicir-bararka. Haddaan ogaan lahaa inaad waalan tahay, aniguna waan is-waali lahaa!. Yaase, xaq inoo siiyey inaynu waallideena wax ka sheegno? Kuwaasi iyagaaba waalan hadday jiraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites