Jacaylbaro Posted October 23, 2012 Oday ayaa waxaa uu dagay Lodge ama albeekooyinka sariirahoodu is agyaalan waxa sariir u dhow soo dagay nin curyaan ah odaygii isagoo iska qayilaya oo mirqaan cirka maraya ayaa ninkii curyaanka ahaa waxa u bilaabay inu iska bixiyo dharka. Ninki curyanka ahaa waxa gonaa lug iyo gacan markaasu ninki curyaanka ahaa waxa u iska bixiyay lugtii caaga ahayd waxa u agdhigay odaygii agtiisa hadana waxa u bixiyay gacantii oo isla odaygii ag dhigay . Odaygii wuxu soo dhaweystay bakoorada markaasu ninkii curyanka ahaa qorta ka jimicsaday odaygii inta boday kulaha car fur qorta walaahi inaan shan kugu dhufan ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
disco-ninjas Posted December 17, 2012 this thang is hilarious Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 17, 2012 wtffffffff Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted December 24, 2012 ala waan suuxey...istaqfurulah...caku JB yaana oran. walaahi ilin baad iga keente..."car qorta.."kkkkkkkkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Reeyo Posted December 24, 2012 raula;901754 wrote: ala waan suuxey...istaqfurulah...caku JB yaana oran. walaahi ilin baad iga keente..."car qorta.."kkkkkkkkkkkkk Haha. @ ala waan suuxey. Thank you JB and Raula Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 24, 2012 Loooooooool.....JB runtii tan aad baan ugu qoslay....nice1 Quote Share this post Link to post Share on other sites