Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland's Education News. Hundreds Graduate Across The State. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Gaalkacyo : 150 Arday oo Ka qalin Jabisay Machadka Mudug Vocational Training Centre (Sawirro).

 

Gaalkacyo (APL): Xarunta tababaradda iyo xirfadaha ee MUDUG VOCATIONAL TRAINING CENTER, ayaa maanta waxaa ay shashaado gudoonsiisay 150arday oo macadkaas ka qalin jabisay.

 

Xaflad Si heer saraa Loo Agaasimay oo Shahaadooyin Lugu Gudoonsiinayay 150 Araday oo Kaqalin Jabisay Maxadka Barashada Xirfadaha ee MUDUG VOCATIONAL TRAINING CENTER.

 

Munaasabada Shahaado Gudoonsiinta ayaa waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin kala gadisan kuwaas oo ay kamid ahaayeen Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Agaasimaha Guud ee Isbitaalka weyne ee Gobolka Mudug, Gudoomiyaha sportiga Gobolka Mudug, Agasimaga Xarunta GEPDC iyo Maamle xigeenka Iskuulka Sare ee Cumar Samatar iyo Marti Sharaf Kale

 

Ugu Horayn ayaa Waxaa Munaa Sabada Hadalkajeediyay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed yuusuf Jaamac ''Waxaan aad ugu Faraxsanahay inaan Ka qayb galo Munaasabadaan

 

Shahaadooyinka Lugu Gudoon siinayo 150 Arday oo Bartay Xirfado ay Kushaqaystaan Waxaana Kula Dardaarmayaa Ardayda Qalin Jabisay inay

 

Aqoontooda Kushaqaystaan Dadkana Uga Faa'iideeyaan Wax ay Barteen''

 

Shahaadooyinka Ardayda Qalin Jabisay Lagudoonsiiyay ayaa Waxaa

 

Weheliayay Shahaadooyin Sharfyo Lagudoonsiiyay Maamulka Isbitaalka

 

Guud ee Gobolka Mudug Xarunta GEPDC iyo Dugsiga Sare ee Cumar Samatar

 

Gaalkacyo.

 

 

Ardaydaan Qalijabisay ayaa Waxay Barteen Xirfado Kal Duwan Sida

 

Cunbuyuutarka,Maamulka Xafiisyada Dawaarka(Makiinada Dharka) iyo Dabka

 

baabuurta .

 

 

Maamulaha Machadka MUDUG MUDUG VOCATIONAL TRAINING CENTER.ayaa

 

Kasheekeeyay Marxaladihii Kala Duwanaa ee uu Soo Maray Mchadka iyo

 

Sida ay Diyaarka ugu Yihiin in Xirfad Shaqo Labaro Dhalinyarada

 

Soomaaliyeed Si looga Badbaadiyo Falalka Xun Xun.

 

 

Xafladii shahaado Gudoonsiinta ayaa Waxay Kusoo Gabo Gaboowday Jawi

 

Heersare ah iyadoona Ardaydii Qalin Jabisay Wajiyadooda Laga Dheehan

 

Karay Farxad iyo Rayn Rayn.

 

11.jpg

12.jpg

13.jpg

14.jpg

15.jpg

16.jpg

16.jpg

17.jpg

18.jpg

20.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Arday ka qalin jabisay Machadka Khadiija bintu khuwaylid ee Garoowe [Maqal+Sawiro]

Machadka Khadiija bintu khuwaylad oo ku yaala magalada Garowe ayaa waxaa ka qalin jabiyay arday garaysay 45-arday oo iskugu jira wiil iyo Gabdho, munaasibad shihaada qalin jabiska lagu siinayay ardaydaasi ayaa ka dhacay xarunta Jaamacada PSU ee Garoowe.

 

 

Munaasibada qalin jabinta waxaa kasoo qayb galay wasiiru dowlaha mamulka wanaagsan,sarakiil ka socda dugsiyada Garoowe, mamulka Mahcadka Khadiijo iyo masuuliyiin kala waxaa goobta laga soo jeediyay khudbado u badnaa guubaabo iyo dhiiri galin ku wajahan ardayda shihaada qaadanaysa.

 

 

Mamulaha machadka Khadiija Mukhtaar Axmad Faarax ayaa soo jeediyay khudbad dheer oo ka hadlaysay macadka xiligii la aas aasay iyo tirada ardayda ka qalin jabisay ,wuxuna sheegay ardayda ka baxday tiro ahaan inay gaarayaan 109-arday iyo kuwo maanta qalin jabinayo oo 45- ah "Run ahaantii mahcadkaan waxaa la aas aasay sanadkii 2005- ka dib waxgaradka iyo mutacaliinta Garoowe ay ku tashadeen in la sameeyo xarun lagu tababaro dhalinyarada oo diinta xafiada kuwo maanta qalin jabinayay waxay iskugu jiraan 21-gabdho ah iyo 24-wiilal ah waana arin lagu farxo"ayuu yiri Shiikh Mukhtaar.

 

 

Dhamaan masuuliyiintii munaasibada ka hadashay ayaa aad usoo dhoweeyay waaga cusub ee u bilowday ardayda ka qalin jabisay ,waxayna ku booriyeen inay dhexdau xirtaan sidii kor loogu qaadi lahaa barashada culuumta sharciga iyo faham siinta shacabka soomaaliyeed siii loo baran lahaa diinteena suuban.

 

 

Ugu danbayntii mamulka macadka Khadiija ayaa gudoonsiiyay ardayda shihaadadii ay mutayseen ,taasoo cadayn u ah inay waxbarasho ku saabsan culuumta shariga ay soo barteen.

 

Dhegayso

http://dunidaonline.com/index.php?id=7851

 

khadija1.jpg

khadija.jpg

khadija2.jpg

khadija4.jpg

khadija5.jpg

khadija6.jpg

khadija7.jpg

khadija10.jpg

khadija11.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this