Maaddeey Posted October 22, 2012 Ciidamada dowlada oo kufsi ku haya gabdhaha Marka iyo dil bareer ah oo Magaaladda ka dhacay Print here| By: allgedo.com: Sunday, October 21, 2012 // 2 Jawaabood Magaaladda Marka ayaa waxaa ka jira dhibaato ay gaysanayaan ciidamada dowlada ee dhawaan Magaaladaas kala wareegay Shabaab. Rag katirsan ciidadamada dowlada ayaa saacadihii lasoo dhaafay kufsaday ilaa sedex gabar oo kamid ah kuwa magaaladda Marka. Shacabka Magaaladda ayaa dhigay banaanbax kadhan ah ciidamada dowlada ee kufsigaas gaysanaya. Gudoomiyaha dowlada ee gobolka Sh/Hoose C/Qadir Maxamed Ziidii ayaa qirtay in ciidamada dowlada ay gaystaan kufsi waxna laga qaban dono. Dhanka kale kooxo hubaysan ayaa xalay gudaha Magaaladda marka ku dilay Nin shacab ah. Ninka shacabka ah ayaa waxaa toogtay rag hubaysan, waxaana dilkiisa uu ahaa mid si xun loo adeegsaday. Xaaladda amaan ee Marka ayaa faraha kasii baxaysa waxaana magaaladda dhibaatada ka wada ciidamada dowlada. AOL Muqdisho Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted October 22, 2012 kufsiga Hablaha Somaliyeed Alshabaab lee lagu ogaa !,, shame on these ******** . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 22, 2012 Reer Marko ayaa waxay ku qaylo dhaaminayeen in ciidamada dawladda Soomaaliya ay ku qabaan dhibaatooyin aysan ku qabin - sida ay sheegeen - Al Shabaab..... http://www.dhacdo.com/main/news.php/news.php?readmore=13332 Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 22, 2012 Such things were always expected. Hope it improves. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted October 22, 2012 Waryaa don't use a title in english if you are not translating the body. Bloody shabaab sympathizer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 22, 2012 ^^ Amxaar maa tahay adi "waryaa" lee bartay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 22, 2012 effing *******ds ciidan qaran ma aho!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 22, 2012 Maaddeey, at least idaacadaha ayaa ka hadlay, sidaan maqlayona ninna waa la qabtay, kuwa baxsadeyna waa lagu raad-joogaa, laakiin gabdhaha inta xoogga lagu kaxaystay qaraabadoodu aysan ka hadli karin yaa looga dacwoonayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maarodi Posted October 23, 2012 uchi;882226 wrote: Waryaa don't use a title in english if you are not translating the body. Bloody shabaab sympathizer. I know right?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 27, 2012 Koow ii lamo ma joogto, weli!!. Shacabka ku dhaqan magaalada Marka oo qaati ka taagan Askar ka tirsan dowladda Shacabka ku dhaqan magaalada Marka ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay u geysanayaan Ciidamada dowladda, iyadoo maalinimadii shalay askar labisan dareyska ciidamada ay jirdil u geysteen caruur iyo dhalinyaro ku guda jiray damaashaadka Ciidul Adxa. Mid ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada oo la hadlay Idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in marba marka ka dambeysa ay soo xoogeysaneyso dhibka ay ku hayaan Ciidamada, waxaana ay ugu baaqeen madaxda dowladda inay wax ka qabtaan. Xaafadaha magaalada Marka ayaa waxaa habeenadii ka jira dhac loo geysto dadka rayidka, waxaana xaaladaha ammaan daro ee ka jira magaalada ay sababtaa in goobaha ganacsiga xilliga maqribkii la xiro. Maamulka degmada Marka ayaa sheegay inuu wax ka qabanayo dhibaatooyinka xaga ammaanka, iyadoo uu ku eedeeyay Hey'adaha ammaanka in aanay iska xil saarin wax u qabashada dadka rayidka ee ku nool magaalada. Maalinimadii shalay ayay aheyd markii shacabka ku dhaqan magaalada Marka ay ku ciideysteen si ka duwan sidii hore, inkastoo dadku ay sheegayaan in horay ay ammaan heysteen xilligii Shabaabka ka ariminayeen. Riix halkan(CLICK HERE)Soo booqo jowharsport.com Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 27, 2012 Good post Maaddeey. We must ask ourselves the following questions; 1. Are these government soldiers, or moryaan militias? 2. Are moryaans eligible to join the Somali National Army? 3. Is the Somali National Army in reality a moryaan army? I am afraid these are the tough questions not being asked here, my friends. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 27, 2012 war its the militia of Indhocadde and Goobaanle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted October 27, 2012 ^ loool @ Oba , Every time Mr. Somalia says Maaryaan he means the USC Maaryaan and that includes Ali Mahdi folks but you always like to push it to Indhocade's ppl who are ironically your Abtiyaal when do you gonna learn man ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 27, 2012 Macallinka;883525 wrote: ^ loool @ Oba , Every time Mr. Somalia says Maaryaan he means the USC Maaryaan and that includes Ali Mahdi folks but you always like to push it to Indhocade's ppl who are ironically your Abtiyaal when do you gonna learn man ? Waryaa I don't mean Oba's family, I am talking about the moryaan ideology, the most deadly of them all. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 28, 2012 Macallinka;883525 wrote: ^ loool @ Oba , Every time Mr. Somalia says Maaryaan he means the USC Maaryaan and that includes Ali Mahdi folks but you always like to push it to Indhocade's ppl who are ironically your Abtiyaal when do you gonna learn man ? :D, war reer galmudug is my uncles, they are busy with restoring peace in Mudug, its the milita of indhocadde and goobanle thats harassing ppl thats why im blaming them, as for somalia he's my awoowe dee im not caasi Quote Share this post Link to post Share on other sites