oba hiloowlow Posted October 21, 2012 Nairobi (RBC) Nabadoonada iyo salaadiinta Beesha Cabdi Yuusuf oo ka tirsan Qabiilka *******, degtana gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya , ayaa waxa ay maanta isku raaceen inay wafdi u diraan Magaalada Kismaayo , si ay uga qeybgalaan kulanka looga hadlayo maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka. Nabadoon Axmed Barre Nuur oo kulanka maanta ee Muqdisho ka dhacay ka hadlayay ayaa waxa uu sheegay in Beesha Cabdi Yuusuf ay diyaar u tahay ka qeybgalkan kulankaasi , si ay uga qeyb noqoto maamulka loo sameyn doono deegaanadaasi , isagoo rajeeyay in maamul loo dhan yahay inuu ka soo bixi doono madasha lagu balansan yahay waa hadii ay goob-joog noqdaan , taladana ay wax ku yeeshaan dhammaan qabaa’ilka wada dega gobolada Jubbada hoose , Jubbada dhexe iyo Gedo . Nabadoon Xuseen Wardheere ayaa isna kulanka ka sheegay in kulanka Kismaayo ka furmi doono uu noqdo mid ay u madax banaan yihiin beelaha dega Jubbooyinka si ay aayahooda uga tashadaan , waxaase uu ka digay in awooda maamulka Siyaasada iyo midda ammaan ay isku koobto hal beel , taasoo uu xusay inay soo de-dejin doonto guul darro ku timaada shirka loo balansan yahay. Beesha Cabdi Yuusuf ayaa waxa ay ka qeyb noqoneysaa beelaha ********, ****** , ******** , ********* , *******, ****** ***** iyo kuwa kale oo isku diyaaranaya ka qeybgalka maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka . Beesha ******** oo ka tirsan qabiilka ******** ayaa waxa ay wax ka degtaa degmooyin iyo deegaano ka kala tirsan gobolada Jubada hoose , Jubada dhexe iyo Gedo sida degmooyinka Jilib,Bu’aale, Saakow,Doolow iyo deegaanada Hoombooy, Buulo Xaaji,Aboorow,Habaaqa,Beer-xaano,ool-oole, Koorweyne, Canjeel ,Janaay Cabdalla, Buulo-Xaawo , Baardheere, Farjanaay. Busleey iyo Garas Shabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 http://www.raxanreeb.com/2012/10/beelweynta-xawaadle-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-u-tahay-ka-qeybgalka-maamul-u-sameynta-jubbaland/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 21, 2012 Wait a minute hiiraan is joining Jubaland what a mad world Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 i didn't even knew the ******** lived in the Jubbas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 21, 2012 So wait a minute a subclan of hiiraan lives in Jubaland i thought the hiiraan region was joining Jubaland Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 lol nah just a subclan from Hiiraan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted October 21, 2012 Welcome with open hands I say.....but than again I heard ppl from Hiiraan were originally from Goldogob so they could argue that they were the lost tripe and came back now .....hada koonay style camal Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 and your orginally from Galgaduud.. :D joking i couldnt resist Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 ^^ :D You greedy sijui Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 im gonna im gonna inform Raamsade about your statement, i have nothing to do with the outcome tho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 21, 2012 Quick! Every Harry, D!ck and Tom of Somalia, board the Jubba Express before it leaves. Don't forget to bring the title deeds you had printed in Bakaaraha last week when you heard of Janaay Cabdalla! :D Next we'll see the Habros of the north sending a delegation Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 Im sending elders from my community as well.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted October 21, 2012 ^Oba am from Saakoow and that plc is not in Galgaduud but then again u wouldn't know that would it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 21, 2012 Apophis;881977 wrote: ^^ I wasn't even that harsh War it's needed. I'm just waiting for Carafaat's lot. They might as well show up since every other Somali is Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> the reer waqooyis Quote Share this post Link to post Share on other sites