Saalax Posted October 19, 2012 Booliiska oo xabsiga dhigay masuuliyiin ka tirsanaa Ciyaaraha oo Muqdisho ka soo laabtay maanta Berbera(Waaheen) Ciidamadda Baadhista Danbiyadda ee CID-da ayaa maanta madaarka Berbera ka qabtay laba masuul oo ka tirsanaa Bahda Ciyaaraha oo muddo toban cisho ah si dhuumasho ah ugu maqnaa mgaaladda Muqdisho ee Somaliaya. Ilaa hada wax war ah kamay soo saarin Xukuumadda Somaliland Xadhiga labadan nine e ka tirsanaa Ciyaartoyda Somaliland oo la kala yidhaahdo Maxamed Xuseen Dhabeeye iyo Axmed Dhego oo midkoodna ahaa Guddoomiyaha Xidhiidhka kubada Cagta ee dhawaan la baabi’iyay midkoodna yahay Guddoomiyaha Naadi u ciyaara Wasaaradda Duulista Hawada. Hase yeeshee waxa la filayaa talaabadn ay Xukuumaddu xabsiga ugu taxaabtay labada Nin inay hordhac u tahay hawlgal ay doonayso inay ku qab qabato dadka Reer Somaliland ee taga Xamar isla markaana dalka dib ugu soo laabta, iyagoo fulinaya Go’aankii ay ka soo saareen arrintaasi. Labada masuul oo la qabtay markii ay Diyaaradda ka soo degeen ayaa ilaa hada ku xidhan magaaladda Berbera. waxaana la filayaa in dad kale oo hore Muqdisho u tahay oo isugu jira Salaadiin iyo Siyaasiyiin kale la qabto, waxaana Madaarada iyo goobaha dalka laga soo galo ku heegan ah Ciidamo Booliis ah oo loo diyaariyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 19, 2012 http://waaheen.com/?p=50332 Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 20, 2012 lol racists, walahi a friend of mine where in xamar and he told me he saw this Slander in the crowded Bakaaro market with SL T-shirt and my friend joked with him and said Anigu hadaan Hargeysa calanka buluga la igu arko waa ley xirayaa adigana suuqa bakaaro dhexdiis baad calanka SL ku wadata markasay cidna wax ku dhaheyn, the guy laughed and then he left. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted October 20, 2012 the blue flag is sign of chaos for some people it seems. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 20, 2012 Oba, Awoowe, if you sport your Banadiri colours (if they exist) to Hargeisa.. then no body should bother you as that has nothing to do with the political issue between Hargeisa and Mogadishu. The blue flag, however, is a thorny issue as long as Mogadishu doesn't respect Hargeisa's decisions. Besides, these indivituals that are facing the music in Berbera as we speak are locals who went to Mogadishu. It is ok if they stay in Mogadishu and represent whoever they want to represent but they will be dealt with if they try to bring that back to Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 20, 2012 sxb dont you think its weird that i will get jailed if i wear a t-shirt with the blue flag in hargeysa and if a slander does exactly the same thing in xamar nobody will care Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 20, 2012 They know the rules. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 20, 2012 oba hiloowlow;881415 wrote: sxb dont you think its weird that i will get jailed if i wear a t-shirt with the blue flag in hargeysa and if a slander does exactly the same thing in xamar nobody will care I don't think any one will say something if you wear a shirt with the Somalia flag on it just go and try it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 20, 2012 xaaji when there are the likes of Saalax and Oodweyne i think i'll pass.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 20, 2012 Waa just uun in la iska hubsado inaanay Shabaab ahayn ,,,,, a security process that is all. Meeshu waddo halaq mareen bay noqotaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted October 20, 2012 walaalkis;881408 wrote: the blue flag is sign of chaos for some people it seems. How sad that the first Somali city to hoist the blue flag now bans it. The world changes and changes fast indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 20, 2012 I wonder how it psychologically effects people when the world rejects them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 20, 2012 The same thing it affects you when we move forward ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 20, 2012 How can it be moving forward when I am looking back at you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 20, 2012 Arrested for what reason? playibg football in Xamar aint a crime. Quote Share this post Link to post Share on other sites