Xaaji Xunjuf Posted October 18, 2012 Yusuf Garaad oo loo wado inuu noqdo Wasiirka Arimaha gudaha JF Soomaaliya Posted by Pi on October 17th, 2012 Xog ku dhow Xafiiska Madaxweynaha Feederaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa naloo cadeeyey in Liiska Uu Madaxweynuhu doonayo in Wasiiro laga dhigo uu ugu horeeyo Yuusuf Garaad, oo horey looga soo eryey BBC-da laanta afsoomaaliga. Xogtaan oo ah mid rasmi ah waxaa la cadeeyey in Yusif Garaad noqon doono Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Raysal wasaare Cabdi Farax Shildoon soo wado. Qaar ka mid ah Beelaha Koonfurta ayaa iyana isu raba jagadaan iyagoo qaarkood mar hore Codsi dacwo ah u gudbiyeen Madaxweynaha iyo Raysal wasaarahaba, waxayna ku doodayaan in la joojiyo beesha had iyo goor loo caleemo saaro Wasaarada Arimaha Gudaha. Golaha Wasiirada ee imaan doona dhowaan ayaa noqonaya rag ay isku xulufo yihiin Madaxweynaha, waxayna ka koobnaan doonaan 19 Wasaaradood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 18, 2012 Unlikely Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 18, 2012 The should make him the spokesmen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 18, 2012 I think they should sit him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2012 Waxa la yidhi ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 18, 2012 What does this radio man know about security, law enforcement, local and regional goverments, constitutional issues and state building in general. Mise kursigaas waxa iska leh one of the SS-Clans. typical walee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 18, 2012 Puntlandi knew about PM choice way before others, I think this is interesting news, I hope it's not true, otherwise the government has picked road. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 18, 2012 Somalia, you should celebrate. He is a Mudug man, probably a former neighbour from Galkacyo, the capital of the enlightened Somali elite. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 18, 2012 Big no to Yuusuf Garaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted October 18, 2012 So much for choosing qualified people to the top positions in the government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 18, 2012 Carafaat;880763 wrote: What does this radio man know about security, law enforcement, local and regional goverments, constitutional issues and state building in general. Mise kursigaas waxa iska leh one of the SS-Clans. typical walee. Does the PM know about all these things, does the president? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted October 18, 2012 Yusuf Garaad is an absolute buffoon, this degenerate has done enough damage while he was at the helm of the BBC somali service. Quote Share this post Link to post Share on other sites