Saalax Posted October 17, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 18, 2012 Very interesting video Keyd media has lots of videos in their archives. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 18, 2012 But than again when watching the video its a prime responsibility some times not to upload these videos its good to know what happened.But at the same time it will only open up old wounds Somalia is about forget the civil war and move on. Surely there are many untold stories hidden in the ugly civil war but people are trying in 2012 to build bridges and let past be the past we should only learn from the past that it never ever happens again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 18, 2012 Horta been yaan la isku sheegin both parts commited atrocities no need to target one group its 2012 lets just focus in the future. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 18, 2012 SubxaanAllaah, I just realised how lucky I was cause I travelled on this Road, exactly a month before the date this video was filmed, heading Nairobi. It is calool xumo in la fiirsado sida Soomaali isku laysay in kastoo wax lagu farxo ay tahay qaabka aan muuqaalladaan ka fiirsanayno ee dadka qaar loo badbaadiyey, iyagoo weliba qirtay inay dagaal ku jireen. Ninka kabtanka ah ee sheegay inuu la dhashay Maxamed Aadan Shiikh (Ilaah ha u naxariistee) waa nin karti leh naftiisana halis u geliyey inuu badbaadiyo saaxiibadiis, marka uu dhahay "jaad baan gadayey iyo walaalkay baa i keenay waxba kama jiraan ee rag dagaalamaya iyo jirri wax dhacaysay baa loo kala baxaa". His cousins ayaan deris, isku iskuul iyo dugsi intaba ahayn. Waxaa kaloo xusid mudan ninka cajaladda qaybta dambe ka sheegay inuu ahaa sarkaal joogi jirey Waqooyiga Soomaaliya oo yiri wuxuu ka dhiidhiyey in la yiraahdo "ciidanku jabhad ha isku dhiibeen". Muuqaalladaan dhinacna waaka taariikh oo waxay ka hadlayaan wixii dhacay qayb ka mid ah in kastoo wax badan oo dhacay aan la wada duubin. Haddase waxaa roon in laga gudbo arrimahaan oo tusaale loo qaato inaan dagaaladaan wax aan burbur ahayn laha faa'iidin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 18, 2012 Xaaji Xunjuf;880731 wrote: Very interesting video Keyd media has lots of videos in their archives. record badan bay hayaan oo runtii maalinba mid soo saaraan, laakiin waa wax badankood xasaasiyad abuuri kara. Quote Share this post Link to post Share on other sites