Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Djibouti government: its up to the Somali government to create a state for Jubaland.

Recommended Posts

Dawlada Jabuuti: Cid aan Dawlada soomaaliya aheyn Maamul Uma Sameyn Karto Kismaayo

London (Alssc.com)

Wasiirka caddaaladda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dalka Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mawqifka dawlada jabuuti ee ku aadan maamul u sameynta gobadalada Jubooyinka, gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wuxuuna uu sheegay in maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ay u madax bannaan tahay dowladda Soomaaliya loogna danbeeyo iyada oo keliya.

Wasiirka ayaa waxaa uga digay dowladaha dariska ee faragalinta ku haya dowlada Soomaaliya in ay ka daayaan faragalinta maadaama ay dowlada Soomaaliya ka baxday ku meel gaarkii.

Dowlada Jabuuti ayaa waxay ka mid tahay dowlada ciidamada ay ka joogaan dalka Soomaaliya qeybna ka ah ciidamada AMISOM waxaana ay ciidamo ka joogaan magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan

Waxaa soo ifbaxaya Khilaaf ka dhex aloosan dowladaha ay ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya ee ku howlgala magaca AMISOM iyaga oo ku kala argtiyo duwan xalka Soomaaliya iyo kala taageerida kooxaha iyo qabiilada iska soo horjeeda ee ku hardamaya hogaanka iyo kheyraadka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowlada Jabuuti oo ka Hadashay Maamul u Samaynta Magalada Kismaayo

flag_256.jpg

Oct 15, 2012 |

Ayadoo dhawaan Ciidamada Huwanta ay Kala wareegeen Alshabaab Magalaada Kismaayo ee Xartunta Gobolka Jubbada hoose oo ah deegaan Muhiim u ah cidii la wareegta, ayaa waxaa arintaasi ka hadashay Dowlada Jamhuuriyada Jabuuti .

 

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Dr Xaamud Cabdi Suldaan Ayaa shegay inay Muhiim tahayla wareegida Magaalada Kismayo, wuxuna xusay in muhiim tahay maamul ay dadkaasi raali ka yihiin in loo sameeyo.

 

‘’Waxaan u aragnaa annaga xaalada degmada Kismaayo iyo maamulkeeda in ay muhiim tahay in loo madaxbanaaneeyo dowladda Soomaaliya oo aan lagu faragalin, waayo hadda Soomaaliya waa ay ka baxday ku-meel-gaar sidaa daraadeed waa muhiin in loo daayo aayo ka tashigooda oo aan lagu faragalin,’’ ayuu yiri,’’ Xaamud Cabdi Suldaan.

 

Waxaa uu sheegay in dadka ku dhaqan gobollada Juubooyinka looga baahan yahay in ay aayahooda ka tashadaan, iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya, si markaa looga baxo ayuu yiri dhibaatada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Djibouti’s justice and religious affairs minister disgraces Somali People

 

Posted by Pi2 on October 15th, 2012

 

Djabouti’s justice and religious affairs minister Hamud Cabdi Suldan has uttered a prejudiced and discriminatory remarks towards the efforts that the people of southern regions of Lower Jubba, , Middle Jubba and Gedo want to make their own administration when he said these people could not afford to decide their own future.

 

Djibouti , a country which many people saw it was neutral in Somalia’s prolonged civil war and political turbulence is now supporting clannish interest .

 

The minister called Somalia president to avoid any attempt that Jubbaland people are making their own state.

 

Djbouti has clearly mentioned it has been against federalism in which Somalia’s new constitution was built.

 

Djabouti government and incumbent President ,Ismail Omar Gele had previously accused Ethiopia and Kenya intervention against Somalia’s internal affairs, but now the dark side of Djabout is clearly visible..

 

At this time Djibouti is a member of African Peacekeeping forces while hundreds of its troops operate in Baladwayn, the capital of Hiiran.

 

The latest speech from Justice minister may jeopardize the volatile and two-faced relation between Djabouti and the Somali people.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this