Xaaji Xunjuf Posted October 11, 2012 DEG EDEG: dagaalo Xoogan Oo U Dhaxeeya Maamulada GalMudug & Ximan Iyo Xeeb Oo ka Dhacay Hobyo Muqdisho (RBC Radio) Dagaal xoogan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay degmada Hobyo ee gobalka Mudug kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo waliba ciidamada maamulka Xiaman iyo Xeeb. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib markii madaxweynaha maamulka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo ay gaareen degmadaasi Hobyo. Maxamed Cumar Hagafay oo ah Afhayeenka maamulka Ximan iyo xeeb ayaa sheegay in dagaalkaan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ilaa iyo iminkana ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka maamulka Galmudug iyo waliba wafdiga haatan ku sugan degmadaasi oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu doonayo in la furo dekada Hobyo oo inmudo ah xirneed isla markaana maamulka Ximan iyo xeebna uu arintaasi ka soo horjeedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 11, 2012 ^^ Didn't know the two sides had armies, Xaaji. Was it a five-a-side sort of thing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 11, 2012 ^^ They have armies they are two tribal states from the same subclan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 11, 2012 The Somali SS clan. Ilahay ha kala qaboojiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 11, 2012 ^^ Carafaat this is why clan federalism will never work Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 11, 2012 Indeed! Imagine the central goverment arming sub clan States to wage war against eachother. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 11, 2012 I thought they were going to unite? This is a real reason why the federalism rubbish won't work. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted October 11, 2012 Secessionist camp being selective here, in reality this is no different than what happened in Buuhoodle back in July, when SL attacked Khaatuma strong holds. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 11, 2012 Both Carafaat and Xaaji are secessionists, that's why they are against federalism cause they see it as the last viable form of government? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 11, 2012 Xaaji Xunjuf;879034 wrote: ^^ They have armies they are two tribal states from the same subclan If it were Khaatumo or PL you would say they have "militias", saaxib. Why then do you call two trucks and a bike an army? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 11, 2012 Federalism won't work because two clanz fought? What a good reasoning! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 11, 2012 I hope in mashaaqaqadu subsides. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted October 11, 2012 The fight between these two brethren clans is nothing to do with federalism or lack of it. They fought before over grazing land, wells and now its not different as they fight over the control of the port. Ilaahay Subxaanah ha kala qaboojiyo. Somalis need peace peace and peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 11, 2012 NGONGE;879056 wrote: If it were Khaatumo or PL you would say they have "militias", saaxib. Why then do you call two trucks and a bike an army? Xaajiga ha ku qarxin - Nin xun ma aha ee wuu ilowshiiyo badan yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 11, 2012 Alle ha kala qaboojiyo, blood spill should never happen in Somalia any more.. Quote Share this post Link to post Share on other sites