Dr_Osman Posted October 10, 2012 Sedex Madaxweyne oo Galmudug Leedahay oo Xalay Koofurta Gaalkacyo ku wada Hoyday October 10, 2012 08:15 2 Comments Koofurta Magaalada Galkacyo oo ah Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku wada sugan 3 Masuul oo midba dhankiisa sheeganaya in uu yahay Madaxweynaha Xaqa ah ee Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed Galmudug. Maxamed Axmed Caalin, oo ah Madaxweynihii Hore ee Maamulka Galmudug ayaa shalay gaaray Koofurta Magaalada Galkacyo Waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay qaar ka tirsan Maamulkiisa iyo Taageerayaashiisa. Sidoo kale Mudane Caalin ayaa sheegay in uu weli yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Galmudug, inta dadka ku abtirsado Galmudug ay soo dhisanayaan Maamul loo Wada dhanyahay. Maxamed Axmed Caalin, ayaa sidoo kale ka digay in Maamulka Galmudug ay isku Koobaan Hal Been, waa sida uu Hadalka u dhigay. Sidoo kale Koofurta Galkacyo oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Galmudug ayaa Todobaadkii hore waxaa gaaray Wafdi uu Hogaaminayay Maxaned Cabdi Tima kala Jeex oo isna dhankiisa sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Rasmiga ee Maamulka Galmudug. Taageerayaal Fara Badan ayaana Todobaadkii Hore waxa ay ku soo dhoweeyeen Koofurta Magaalada Galkacyo. Si kastaba ha ahaate Cabdi Xasan Cawaale (Qeybtiid) oo isna dhankiisa aaminsan in uu yahay Madaxweynaha Rasmiga ee Maamulka Galmudug , ayaa shalay waxa uu ka digay in Maamulkiisa uu Gacan bir ah ku qaban doono Cid kasta oo isku dayda in ay qal qal galisa Amaanka Deegaanada Hoos yimaado Maamul Goboleedka Galmudug. Mudane Cabdi Qeybdiid ayaa Xil wasiirnimo waxa uu ka soo qabtay Xukuumadii Cumar Cabdirashiid, sidoo kale waxa uu mar soo noqday Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed. Mr. Qeybdiid ayaa waxa uu ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii laga Awood Roonaaday ee mar ka Talin jiray Magaalada Muqdisho. Koofurta Galkacyo Haatan waxaa ka jira Jahwareer siyaasadeed, iyadoo laga Cabsi qabo in ay isku dhacaan Taagerayaasha 3 Madaxweyne ee ku wada sugan Koofurta Magaalada Galkacyo. Cabdiqani Cali Dalmar Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted October 10, 2012 Anyone in SOL ready to comment on the state of affairs in Baraxlay.,Who's running the show in Galmudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted October 10, 2012 Apophis do you think this may cause problems having 3 presidents in one xafaad or do you think the cooler heads in baraxlay will save the day Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 10, 2012 I heard they are all sleeping in houses next to each other, Caalin in his sleep is saying 'God help me', Qeybdiid is mumbling 'No killing', Timo kala jeex is just sleeping. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 10, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 10, 2012 This is why I like Mudugian fadhiku dirir. So who of the three cousins is the head of the family. I say let the aunties decide who their favourite cousin is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 10, 2012 Because you care. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 10, 2012 3 presidents in one city only in Somalia:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 10, 2012 Xaajiyow madaxweynayaashayada noo dhaaf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 10, 2012 ^^ Taleexi Madaxweynyaasha maad iga xigta:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 10, 2012 Ann gar lihi, adna gar lihid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 11, 2012 Sidaa ku kala saarna 3 Madaxweyne ee ilmadeerka ah? Back in the days when I was a kid fighting my cousins Abtiyo or Abtiyo used to act as an Arbiter. Who is Abtiyo in this case or Ayeeyo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 12, 2012 Taleexi;878825 wrote: Ann gar lihi, adna gar lihid. Lol:D Carafaat;879008 wrote: Sidaa ku kala saarna 3 Madaxweyne ee ilmadeerka ah? Carafaat, ma maqashay ninkii raaya baa reerka u hari? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 12, 2012 abtigey Qeybdiid meesha halo daayo i believe he can achieve something better than alkoliste caalin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 12, 2012 Oba, ha dembaabin he is not an alcoholic. Quote Share this post Link to post Share on other sites