Sign in to follow this  
Somalia

Galmudug President Caalin Returns; Says He's Still In Charge

Recommended Posts

Somalia   

caalin.jpg

 

Maxamed Axmed Caalin M/weynaha Maamulka galmudug oo Maalintii Shalay soo gaaray Mgaalada Gaalkacyo isagoo safaaxada la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu yahay M/weynaha Sharciga ah ee maamulkaasi Galmudug gaalkacyo uu hada ku sugan yahana uu u tagay in sida uu sheegay in uu Xaliyo Khilaafaad ka dhex taagan maamulka Galmudug.

 

“Galmudug aniga ayaa M/weyne ka ah Cid kale oo sheegan kartaa ma jirto iyadoo aysan doorasho dhicin oo aan la iga guuleysan waxaa la iiga faa.iideystay intii aan ku mashquulsanaa Howlaha Road Mapka iyo intii aan Xanuunka ku maqnaan Marka Dadka Sheeganaya in ay yihiin M/weynaha maamulka Galmudug waa sharci Daro “ayuu yiri Maxamed Axmed Caalin.

Caalin ayaa isagoo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in uu Diyaar u yahay in uu Doorasho Loogu tartamayo Xilka M/weynaha maamulka uu galo hadii looga guuleystana uu Diyaar u yahay in uu wareejiyo Xilkaasi .

 

Maamulka Galmudug oo ka mid ah Maamulkada ka jira Dalka ee la aqoonsan yahay ayaa waxaa Mudooyinkii Dambe ka dhex taagnaa Khilaafaad iyo is qab qabsi Madaxda Sare ee maamulkaasi ah waxaana Muuqata hada in wali aan Xal laga gaarin Arintaa ay Madaxda maamulka isku hayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this