Xaaji Xunjuf Posted October 9, 2012 Why did faroole sack the governor of sanaag for Puntland just an hour ago something is wrong. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 9, 2012 Xaalada Gobolka Sanaag. Wasiirka Deegaanka Somaliland oo mashaariic ay Somaliland ka fulisay Degmada Dhahar xariga ka jaraya. Gobolka Sanaag waxaa ka jira wakhtigan xaalado badan oo u baahan in wax laga qabto Siyaasada Soomaaliland ee ku wajahan Gobolka ayaa moodaa inay ka dheeraysay tan Puntland oo sanooyinkii u danbeeyey uu yaraaday saamaynteeda & joogitaankeeda gobolka. Sanadkii 2011 sida ay sheegtay Xukuumada Somaliland waxay ku bixisay Gobolka Sanaag $ 350,000 lacagtaas oo loo adeegsaday mashaariic Horumarin ah sida dhisamaha Iskuulo, Suuqyo, Maxkamado & goobo Caafimaad halka sanadkii 2011 Xukuumada Puntland aysan wax mashaariic dhanka Horumarinta ah ka fulin gobolka talaabadaas oo kor u dhaaqay taageeradii Soomaaliland oo horay gobolka aan ugu halayn saamayn fiican wiiqdayna kalsoonidii lagu qabay Xukuumada Madaxweyne Faroole. Beesha Aadan Siciid oo ka mid ah Beelaha Gobolka shir dhowaan uga qabsoomay Deegaanka Caroweyn waxay si cad u sheegeen inay ku biireen Soomaaliland ayna Kalsoonidii kala noqdeen Puntland iyagoo sabab uga dhigay in Xukuumada Madaxweyne Faroole ku fashilantay siyaasadii Gobolka waxayna wefti u dirsadeen Hargaysa weftigaas oo si diiran loo soo dhoweeyey. Garaad Cabdulaahi Cali Ciid. Waxaa isna ka socda Gobolka Mashuuraca lagu sheegay in Deked loogu dhisayo Degmadda Laasqoray mushruucaas oo si weyn loogu kala aragti duwan yahay dad badnina ka muujiyeen sheki . Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo isagu ka mid ah Isimada ugu caansan Puntland ayaa dhowaan Waraysi uu bixiyey si kulul ugu weeraray Mushruucaas kuna sifeeyey mid dano kale laga leeyahay wuxuuna yiri :- “Ma jiro Deked laga qodayo Laasqoray, qorshuhu waa in la gurto khayraadka dabiiciga ah arrintaasina maahan mid aanu yeelayno shirkii noogu xirmay magaalada Mindigale si cad ayuu shirku uga hadlay arrintaas go’aan ayaana ka qaadanay : Ayuu yiri Garaad Cabdulaahi oo waraysi siinayey mid ka mid ah Idaacada ka hawl gala Puntland. Maamulka hada la magcaabay & Xukuumada Madaxweyne Dr. Faroole waxaa looga fadhiyaa inay wax ka qabtaan xaaladaha gobolka Sanaag oo isagu ka dib dhacsan Gobolada kale ee Puntland . http://horseedmedia.net/2012/10/09/madaxweynaha-puntland-oo-xilkii-ka-qaaday-gudoomiyihii-gobolka-sanaag-taliyihii-ciidamada-booliska-gobolkaas/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 9, 2012 Calling your own Bacaaaaaac as it's others' Baacaaaaaaaac is so weird! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted October 9, 2012 There's too much bacaaac by both sides I say. Hey fellas, live and let live:D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 9, 2012 bacaac idin dil Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garnaqsi Posted October 10, 2012 Quality of threads in the politics section is disgusting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 11, 2012 Where is Xiinfaniin to explain us what is going on in Badhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites