Liibaan Posted October 7, 2012 RaysalWasaaraha Cusub Cabdi Garaad Saacid Maamulka Khaatumo Oo Siwayn Usoo dhaweeyay Raysal Wasaaraha Cusub, Dabal deg Kadhacay SaakaTaleex & madaxda oo Kaqayb galay (Sawiro) Boocame Online- (Taleex) Madaxda maamulka Khaatumo State Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Magacaabista Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka Soomaaliya. Waxaana Tan iyo Markii lagu dhawaaqay Raysal Wasaaraha Kabilowday Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo Dabaal degyo lagu Taageerayo Raysal Wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Sidoo Kale dabaaldeg Balaadhan Ayaa maanta ka dhacay Magalaada Taariikhiga ah ee taleex waxaana halkaasi Qudbado Ka jeediyey Madaxda maamulka Khaatumo State waxayna Hanbalyo udireen Madaxwaynah Jamhuuriyada Soomaaliya & Raysal wasaaraha Cusub ee Magacaabay. Sidoo Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Khaatumo State Ayaa hoosta ka xariiqay Inay siwayn ula shaqayndoonaan Raysal Wasaaraha Cusub. Shacabkawayna Ka Qabgalay dabaal degan Ayaa dhankooda Siwayn Umuujiyey Dareenkooda farxaadeed ee ku aadan Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Saacid Tan iyo markii lagu dhawaaqay Raysal wasaaraha Cusub ayaa waxaa siwayn usoo dhawaynayey dhamaan Shacabka Soomaliyeed Iyo Maamulada Kajira Dalkeena Soomaaliya. MadaxWeyne Mohamed IndhoSheel MadaxWeyne Ku Xigeen Ahmed Karaash Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 7, 2012 Dabaaldeg Iyo Banaanbax Lagu Taagerayo Magacaabista Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Saaka Kadhacay Dhamaan Deegaanada Khaatumo State sida Magaalada Buuhoodle, Laas Caanood, Boocame, Taleex, Tukaraq, etc (Sawiro) waxaa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn maanta kadhacay banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay ee soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid” hadaba dadka kudhaqan magaalada buuhoodle oo mar walba utaagan midnimada somaliya ayaa sidii horayba loogu yaqaanay muujiyey taageeranimadii ay uhayeen dawladooda somaliya iyo maamulka cusub ee hanaqaaday markii saacadu ahayd 7:00 subaxnimo ayaa waxa ay isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka khaatumo state cuqaal ururada dhalinyarada arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan waxaana ugu horayn hadalka qaatay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ayhalsaasna kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn iskusoo wadaduuboo Banaan baxaas ayaa waxa uu kusoodhamaaday jawi aad uwanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 7, 2012 Banaan Bax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaraha Cusub ee Somalia oo Caasimada Taleex Ka Dhacay Madaxda maamulka Khaatumo State Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Magacaabista Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka Soomaaliya. Waxaana Tan iyo Markii lagu dhawaaqay Raysal Wasaaraha Kabilowday Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo Dabaal degyo lagu Taageerayo Raysal Wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Sidoo Kale dabaaldeg Balaadhan Ayaa maanta ka dhacay Magalaada Taariikhiga ah ee taleex waxaana halkaasi Qudbado Ka jeediyey Madaxda maamulka Khaatumo State waxayna Hanbalyo udireen Madaxwaynah Jamhuuriyada Soomaaliya & Raysal wasaaraha Cusub ee Magacaabay. Sidoo Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Khaatumo State Ayaa hoosta ka xariiqay Inay siwayn ula shaqayndoonaan Raysal Wasaaraha Cusub. Shacabkawayna Ka Qabgalay dabaal degan Ayaa dhankooda Siwayn Umuujiyey Dareenkooda farxaadeed ee ku aadan Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Saacid Tan iyo markii lagu dhawaaqay Raysal wasaaraha Cusub ayaa waxaa siwayn usoo dhawaynayey dhamaan Shacabka Soomaliyeed Iyo Maamulada Kajira Dalkeena Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted October 7, 2012 Gobonimo waa taas! Well done reer Khatumo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 7, 2012 Dabaaldaga Iyo Banaanbax Lagu Taageerayo Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Faarax Shirdoon Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Banaan bax lagu taageerayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Faarax Shirdoon ayaa maanta ka dhacay Magaalada Buuhoodle, iyadoona banaan baxani ay kasoo qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Khaatumo, Waxgarad, Aqoon yahano, Siyaasiyiin, Culumo awdiin, Haween, Dhalinyaro, Ururada Bulshada, iyo Waliba bulshada qaybaheeda kala duwan. Hadaba waxaa ugu horeynba halkaasi ka hadlay Maayarka Degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State C/casiis Ducaale Qambi, isagoona ka dhawaajiyey taageerada buuxda ee dad weynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle iyo guud ahaan ba deegaanada ku hareeraysanba ay ku hayaan Ra’iisal Wasaarada cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha gudaha Maxamuud Sheekh Cumar Xasan, isagoona geestiisa hambalyo iyo bogaadin u diray Ra’iisal wasaaraha isla mar ahaan taana xusay inay soo dhoweynayaan Ra’iisal wasaaraha. Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay Madax badan oo ay kamid yihiin Wasiir ku xigeenka Wasaarada xidhiidhka caalamiga iyo jaalidaha ee Maamulka Khaatumo Xasan Cali Jaamac iyo sidoo kale caaqil Maxamuud Nuux San weyne oo kamid ah waxgaradka Deegaanka Buuhoodle, iyagoona dhamaantood si wada jira u soo dhoweeyey Ra’iisal wasaaraha cusub ee loo magaacabay dalka. Si kastaba ha ahaatee banaan baxani ayaa qayb ka noqonaya banaan baxyo kala duwan oo ka dhacay gudaha magaalada Buuhoodle iyo Deegaanada ku hareersan kuwaas oo dhamaantood lagu taageerayey is badalka cusub ee dalka ka dhashay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 7, 2012 Shacabka Khaatumo oo Si Heer Sare Ah u Soo Dhaweeyay Raisul wasaaraha cusub waxaa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn maanta kadhacay banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay ee soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid” hadaba dadka kudhaqan magaalada buuhoodle oo mar walba utaagan midnimada somaliya ayaa sidii horayba loogu yaqaanay muujiyey taageeranimadii ay uhayeen dawladooda somaliya iyo maamulka cusub ee hanaqaaday markii saacadu ahayd 7:00 subaxnimo ayaa waxa ay isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka khaatumo state cuqaal ururada dhalinyarada arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan waxaana ugu horayn hadalka qaatay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ayhalsaasna kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 7, 2012 Shacabka Khaatumo Oo Si Mugleh U Taageeray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya OCTOBER - 7 - 2012 0 Buuhoodle(WNN)Waxa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn kadhacay banaanbax abid kii ugu balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay dawlada soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid” Abaaro saaka 7:00 subaxnimo ayaa dadwaynaha buuhoodle isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom ee magaalada buuhoodle iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka deegaanka buuhoodle cuqaal ururada dhalinyarada arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan waxaana ugu horayn madashaasi ka hadlay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ay halkaasina kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn iskusoo wadaduuboo Banaan baxaas ayaa waxa uu kusoodhamaaday jawi aad uwanaagsan Maxamed Yousof Bakayle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 7, 2012 Khatumo definetly broke the record for most banaanbaxs. It deserves a place in the Guinnes book of records. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 7, 2012 Good pictures liibaan keep them coming Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 7, 2012 Macallinka;877963 wrote: Gobonimo waa taas! Well done reer Khatumo Waa runtaa, shacabka Khaatumo waa dad jecel midnimada, dowladnimada, nidaamka, iyo kaladanbeynta dalkooda Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 7, 2012 Xaaji Xunjuf;878003 wrote: Good pictures liibaan keep them coming Insha Allah Quote Share this post Link to post Share on other sites