Saalax Posted October 6, 2012 Waxan in Dhaheyga ku arkay Dumar Laga iibinaayo Ciidamada Kenya ee KismaayoJjooga Layaab!!! Kismaayo (HWN):- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Dumarka magaaladaasi kunool ay u hoydaan Ciidamada Kenya ee iminka buux dhaafiyay Dekada Magaalada Kismaayo Maxamed Xusein Ali oo kamid ah Dhalinta kunool Magaalada Kismaayo oo la hadlayay wrabaahinta aya sheegay in Ciidamada Kenya ay iibsadaan Dumarka qaar ee fasaada ah kuna sugan magaalada Kismaayo Maxamed Xusein oo la hadlaayay warbaahinta ayaa yiri "waxan goob joog ka ahaa Saddax dumar oo fasaad ah oo loo siiwada Ciidamada Kenya waxaana lagula soo hishiiyay inay habeen waliba u dhaxaan Ciidamada Kenya"? sidaa waxaa yiri Maxamed Xusein Dhanka kale Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeynaaya in Magaalada Kismaayo ay ka bilaaben faafinta xanuunada iyo faqsiga waxa ayna wararku sheegayan in Ciidamada Kenya ay iminka u tafa xeydanaayan in Dekada Kismaayo ay ka dhoofiyaan Raashin iyo alaabo kale oo ay ka dhaxleen Al-Qacidada Somalia ee Alshabaab oo dhawaan looga itaal roonaaday dagaalada ay ku jireen Si kastaba ha ahaatee Ciidamada Kenya oo garab ka helaaya Maleeshiyada Raaskambooni ayaa gaashanka u daruuray inay fududeystaan Faqsiga ay bulshada kula dhex jiraan waxaana iminka cabsi ay soo wajaheysaa dadka kunool magaaladaasi oo iyagu waqti hore ku hoyda xaafadahooda si ay uga badbaadan dhibaatooyinka kaga imaanaya Ciidamada Kenya Salaad Faarax Cabdi Magaalada Kismaayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 6, 2012 http://www.hadhwanaagnews.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 6, 2012 " buux dhaafiyay " In week? Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted October 6, 2012 Che -Guevara;877348 wrote: " buux dhaafiyay " In week? Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay, waxaa ka daran miskiinkaan copy and paste ku soo sameeyay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 6, 2012 ^He's no miskiin. He knows what he's doing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
genius pauper. Posted October 6, 2012 Che -Guevara;877348 wrote: " buux dhaafiyay " In week? Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay, Could not agree more. this thread is a pure insult on somali women, and this trend of one man news from website, is disgusting. Quote Share this post Link to post Share on other sites