Haatu Posted July 25, 2013 Maalin maalmaha kamid ah, waxaa ku kulmey maqaaxi yar oo kutaallo Sabuuli lana dhaho Jiiro Miskiin saaxiibkeen Kaahiye oo socod dheer markaas ka yimi iyo ninkoo kale oo la dhaho Abshir Duq Maxamuud. Kulankoodii sidan ayuu u dhacay: Kaahiye:Alla qoraxdan baas kululaa! Jarmaad iyo socod dheer maxaa ii geeye! Wallee Kaahiyow maxaad Jinacsani ka fogaatay! Kaahiye isagoo sidaa u calaacalaya ayuu jalaq soo galay maqaaxida, waxaana kasoo hor boodey qof uusan fileynin. Kaahiye: Jimca waraa jiraa Sabtiyaa ka daran baa la yiri. War sow ma tihid inanka duqii xumaa ee Maxamuud? Abshir: Haa. Adna sow ma tihid kii walaashey Falxado soo dooney... loona diidey? Ayuu yiri Abshir isagoo dhoola cadeynaayo. Kaahiye tuu wajiga kaduudiyey ayuu isugu yiri: awoowgii la gub. DHacdadaas foosha xun muxuu iisoo xasuusiyey? Kaahiye: Isla isagii ayaan ahay. War niyow dhulkan fog maxaa ku keeney Jinacsani ayaan kugu ogaaye? Abshir: Aabahey ayaa dhulkan ganacsi kuleh waana usoo indha-indheynaya. Balse waxaan ku weydiiye, adiga maxaa halkan ku keenay? Kaahiye: War niyow sidaad iska ogtahay magaaladaas Jinacsani waan ku ceebeysanahey oo ceenteyda yar iyo weyn kama qarsoona (wuxuu ula jeedaa balwadihiisa faraha badan). Sidaas awgeed ayaan go'aansaday inaan guuro oo magaalo shishe oo barwaaqo layga sheege inaan u guuro. Abshir: Magaaladee? Kaahiye: War waxaas dantaada ma ehee, warka isii. Dadkii sey yihiin? Abshir: Dadkii wey iska faayaan oo dhib ma qabaan. Kii saaxiibkaa ahaa ee aad isla socon jirteen...magaciisa muxuu ahaa... Haa! Kii Dacar ahaa, Tabliiq ayuu raacay oo qamro iyo sigaar wuu iska daaye. Kaahiye (Asagoo yaaban): Ma kii loo aqoonsanaa Kun Kooble (kun koob oo qamro ayuu ula jeedaa) ayaa qamro iska daaye oo Tabliiq raacay? Annagaa war aragnay! Abshir: Dadkii oo dhan yaabka ayey kula wadaagaan. Markaan soo tegaaye waxaan maqlaaye inuu Xajka hadda ku sugan yahey. Kaahiye: Xajka aa! Wallee waxaan socod xuma ahayn halkaas ma geyn! DHamaad. ---------- F.G.: Dhacdooyinka sheekadan iyo kuwa lamidka ah ku sugan waxay ku saabsan yihiin dhacdo run ah oo dhacay balse qaabka ay u dhaceen la baddeley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Safferz Posted July 25, 2013 Nin-Yaaban;970618 wrote: Waxaa maqlay markeey yaanyuurta qof cabaar eegto, qofkaas wax xun ayaa u soo socda. Marka Saferz, walaal is ilaali. I feel like this ominous sign is related to my proximity to Alpha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 25, 2013 Safferz;970638 wrote: I feel like this ominous sign is related to my proximity to Alpha saas miyaa? please don't attribute the yaanyuur's acts to Alz. clearly the bisaad wasn't able to capitalise on this ''one-on-one'' opportunity. proximity is my middle name and i would've got a bit 'closer' than the cat, ma garatay? :D LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 25, 2013 Haatu;970637 wrote: Maalin maalmaha kamid ah, waxaa ku kulmey maqaaxi yar oo kutaallo Sabuuli lana dhaho Jiiro Miskiin saaxiibkeen Kaahiye oo socod dheer markaas ka yimi iyo ninkoo kale oo la dhaho Abshir Duq Maxamuud. Kulankoodii sidan ayuu u dhacay: Kaahiye: Alla qoraxdan baas kululaa! Jarmaad iyo socod dheer maxaa ii geeye! Wallee Kaahiyow maxaad Jinacsani ka fogaatay! Kaahiye isagoo sidaa u calaacalaya ayuu jalaq soo galay maqaaxida, waxaana kasoo hor boodey qof uusan fileynin. Kaahiye: Jimca waraa jiraa Sabtiyaa ka daran baa la yiri. War sow ma tihid inanka duqii xumaa ee Maxamuud? Abshir: Haa. Adna sow ma tihid kii walaashey Falxado soo dooney... loona diidey? Ayuu yiri Abshir isagoo dhoola cadeynaayo. Kaahiye tuu wajiga kaduudiyey ayuu isugu yiri: awoowgii la gub. DHacdadaas foosha xun muxuu iisoo xasuusiyey? Kaahiye: Isla isagii ayaan ahay. War niyow dhulkan fog maxaa ku keeney Jinacsani ayaan kugu ogaaye? Abshir: Aabahey ayaa dhulkan ganacsi kuleh waana usoo indha-indheynaya. Balse waxaan ku weydiiye, adiga maxaa halkan ku keenay? Kaahiye: War niyow sidaad iska ogtahay magaaladaas Jinacsani waan ku ceebeysanahey oo ceenteyda yar iyo weyn kama qarsoona (wuxuu ula jeedaa balwadihiisa faraha badan). Sidaas awgeed ayaan go'aansaday inaan guuro oo magaalo shishe oo barwaaqo layga sheege inaan u guuro. Abshir: Magaaladee? Kaahiye: War waxaas dantaada ma ehee, warka isii. Dadkii sey yihiin? Abshir: Dadkii wey iska faayaan oo dhib ma qabaan. Kii saaxiibkaa ahaa ee aad isla socon jirteen...magaciisa muxuu ahaa... Haa! Kii Dacar ahaa, Tabliiq ayuu raacay oo qamro iyo sigaar wuu iska daaye. Kaahiye (Asagoo yaaban): Ma kii loo aqoonsanaa Kun Kooble (kun koob oo qamro ayuu ula jeedaa) ayaa qamro iska daaye oo Tabliiq raacay? Annagaa war aragnay! Abshir: Dadkii oo dhan yaabka ayey kula wadaagaan. Markaan soo tegaaye waxaan maqlaaye inuu Xajka hadda ku sugan yahey. Kaahiye: Xajka aa! Wallee waxaan socod xuma ahayn halkaas ma geyn! DHamaad. ---------- F.G.: Dhacdooyinka sheekadan iyo kuwa lamidka ah ku sugan waxay ku saabsan yihiin dhacdo run ah oo dhacay balse qaabka ay u dhaceen la baddeley. :D:D LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. witty, satirical and awesome humour. walahi, you're funny. these little tales of yours, remind me of the Itchy & Scratchy Show. you know, a show within a show. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 25, 2013 xilli dambe, ma istidhi? i've promised to organise a ceremonial type casuumad/afur for a few friends, tomorrow. in such social events, i feel it's important to meet all the dietary requirements of my distinguished guest. one of the guests (habar qalooc) has requested camel's stomach WTF? :mad: that's just pathetic. daantaan hilib kasoo kale laga ma cuno, yaa u sheega? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 25, 2013 i'm out y'all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Safferz Posted July 26, 2013 Tizita kind of afternoon (and still in need of tibs) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 26, 2013 Safferz, Safaaradda Xabashida agagaarkeeda Injera tibbs qaari'a ka buuxo waad ka heli, lakin xoogaa injir ah waa inaad ku cuntaa, Xabashi shaxaad doon ahna inay kula casheeyaan iska filo!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 26, 2013 ^ Hello, (is micneyska iska dhaaf, inaa i salaanto aa rabtaa waa ogahaye). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 27, 2013 good morning from the nation's capital. dhamaan akhyarta sharafta leh waan idin salaamaya iyo umada soomaaliyeed meel kasta ood daafaha dunida ka joogtan. mashallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 27, 2013 Capitan's Log - Ramadan Day 17. less than 4hrs into day 17 and i'm feeling great. this is particularly worthy of mention.......considering the destructive nature of the morning sun, in these climbs. one shall continue to be indoors at least until the harsh rays of the sun, lessens its potential to do damage against my person. the deadly effects of UV (ultra-violet) rays are particularly worrisome for non-natives of this land. alas, if it wasn't for the recent batch of Garnier skin care range, in last month's rations from back home in England, any time spent in the sun and those harmful UV rays will have already penetrated the upper epidermis layer of one's skin. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 27, 2013 6,000, y'all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Safferz Posted July 27, 2013 Maaddeey;970714 wrote: Safferz, Safaaradda Xabashida agagaarkeeda Injera tibbs qaari'a ka buuxo waad ka heli, lakin xoogaa injir ah waa inaad ku cuntaa, Xabashi shaxaad doon ahna inay kula casheeyaan iska filo!. lool thank you Maaddeey, but none other than our own Alpha took me to an Ethiopian place in Jigjiga Yar last night for tibs :D He's every bit as funny and intelligent as you'd imagine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 27, 2013 Alpha Blondy;970645 wrote: xilli dambe, ma istidhi? i've promised to organise a ceremonial type casuumad/afur for a few friends, tomorrow. in such social events, i feel it's important to meet all the dietary requirements of my distinguished guest. one of the guests (habar qalooc) has requested camel's stomach WTF? :mad: that's just pathetic. daantaan hilib kasoo kale laga ma cuno, yaa u sheega? Dee daantiinaa cunto wax aan hayn arabakhida aanu riyaha siinno lagama yaqaano:p Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 27, 2013 Safferz;970759 wrote: lool thank you Maaddeey, but none other than our own Alpha took me to an Ethiopian place in Jigjiga Yar last night for tibs :D He's every bit as funny and intelligent as you'd imagine. So you met Laangaabkii ehlu naarka ahaa finally, hehe Quote Share this post Link to post Share on other sites