Jacaylbaro Posted October 2, 2012 Talaado, Oktoobar 02, 2012 (HOL) — Boqorka guud ee beelaha Jareer weyne ee Soomaaliya, ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaaladda Hargeysa, kaas oo ay ka soo qaybgaleen dadweynaha ku nool magaaladda Hargeysa ee ka soo jeeda beelahaasi, waxa kale oo ka soo qaybgalay madax dhaqameed ka tirsan beelaha Somaliland. READ ON Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 2, 2012 Hopefully, he will be spared from reer Waqooyi insults. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 2, 2012 Why is he in Somaliland and what does he want? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 2, 2012 XX.....he's endorsing Sland dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 2, 2012 Boqorka guud ee beelaha Jareer-weyne Boqor Faarax Cabdi Guure oo isna halkaasi ka hadlay ayaa suldaanka beelaha bariga Hargeysa ku wareejiyey xeerka beelaha Jareer weyne iyo Kitaabka quraanka ah oo uu sheegay in wixii ay gaystaan ama loo geysto lagu xukumo kitaabka quraanka ah iyo xeerkooda dhaqan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 2, 2012 XX is most offended. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 2, 2012 So is Jb with mockery grin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 2, 2012 Wallahi I never knew there was such thing as 'Boqorka guud ee Jareer', I never even knew Jareer had boqor, is this a historically hereditary title or a newly self-appointed man? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 2, 2012 ^^ You're projecting again, Che? XX, like you, hates Oromos and people who (in his view and yours) are not "real" Somali. Naga daaya dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 2, 2012 They don't have boqor. I think the authors of the article didn't know what to call him or they confuse him with Black Mountain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 2, 2012 NGONGE;876195 wrote: ^^ You're projecting again, Che? XX, like you, hates Oromos and people who (in his view and yours) are not "real" Somali. Naga daaya dee. Oromos are not Somalis. and the Bantus no comment:D Quote Share this post Link to post Share on other sites