Maarodi Posted October 2, 2012 This is shocking news, innah lillahi wa inna ilayhi ra jicuun, Allahi jaanada ha ugu biisharayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 2, 2012 Innah lillahi wa inna ilayhi ra jicuun Gaariye muu ahayn oo qudha Hal-abuur, qiimayn badana ku leh suuganta, balse waxa uu ahaa macalin sare oo wax ka dhigi jiray meelo badan,ugu danbayntan waxa uu profisoor ka ahaa jaamacadaha Amuud iyo Hargeisa iyo waliba jamacad ku taal Norway oo sanadkiiba hal mar tagi jiray. Waxa uu dhigi jiray luqada Somaliga iyo Embryology oo ahayd takhasuskiisii uu Jamacada Lafoole kaga soo baxay. Mar uu ka hadlayey qabyaalada xumaanteeda waxa uu yidhi: -Uf qabiilka anaa leh wuxuunbaa ku adeegta, nin iskii kartidiisa, isagoon cid ku tiirsan, isku taagi kareynin, una haysta ateero, ayaantuu dambi geystana, laga hoos galo eeda. -sidaan aaminsanahayna abkuu doono ha sheegtee wuxuunbaa ehel ii ah dadka kaan af aqaano ee si wax iila arkaaya ee ina midayso ujeedo” ayaa ka mid ah tixixiisii uu ummadda uga digayey qabyaaladda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 2, 2012 Rabbi ha u naxariisto. Wax badan buu afka Soomaaliga ka qabtay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 2, 2012 Allaha u naxariisto. Allaha u dambi dhaafo oo Jannada Allaha ka waraabsho. Eheladiisuna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 2, 2012 A picture of Gaariye and President Siilaanyo 1990 Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted October 2, 2012 AUN marxuumka - samir iyo imaan to his folks and the somali people who lost great poet and a gentleman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 3, 2012 Eebe ha u naxariisto Marxuumka .Samir iyo Imaana ha ka siiyo ehelkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mustafe Posted October 3, 2012 A true legend indeed. May he forever rest in peace!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saxansaxo Posted October 4, 2012 So sad. I wasn't fortunate to see him, for those of you who did, you are indeed lucky.. Ilaahay ha u nariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted October 5, 2012 Ma ogtahay Hadraawow, inkastaan dul badan nahay. Samir caadadeen tahay, maanto way madowdahay! His body carried back to Somaliland, Hargeisa, facilitated by Somali friends and businessmen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted October 5, 2012 I'm glad he's being buried in his ancestral lands and not in the frozen tundras of scandinavia. Waa mahad Ilaahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 6, 2012 i hope to attend Garriye's funeral tomorrow inshallah. on a side note, i wanted to express my disappointment with the way the media (particularly SLNTV) has labelled Garriye with the SNM stamped. Garriye was bigger than a political doctrine used to manipulate the masses. he was a man of the people and a man for all Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 8, 2012 Allah ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites