Jacaylbaro Posted October 1, 2012 He died in a hospital in Oslo this morning after suffering illness for the last few months. Allah ha u naxariisto Marxuumka .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 1, 2012 This is a big loss for somali art, literature and entertainment. What a great poet Gariye was! Ilaahay ha u naxariisto, intii u ka tagayna samir iyo iimaan. Jacayl, can you open a thread in his honour and maybe post some of his best poems as a tribute? Thanks Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 1, 2012 I could only think of this. Geeriyeey xishoodlaay Xejiyaay fogeeyaay Xaasha e af tahanimo Hadii uu xabaal galay Abwaankii xidigin jiray Murtidii xag loo dayo Xulashada ahayd iyo Xarragada higaadii Ayaa xarafkii hoos dhabi? Faraskii xiddeysnaa xakami ayaa sudhi? Codkiisi xarraankiyo Kamadhnaa xabeebtee Xuli jiray wadnahayee Wixii xay ah daayoo Xawaalada gilgili jiray Xaraka sawki tiri jiray Geelana xasilin jiray Xakab go'ay hadduu yahay Xaaddaydi yaa kicin? Gabaygii xalaashiyo Xaqa sheeg ha joogtee Dan ku xeeban jirin ee Xeelli-hadal ku caan baxay Mabda' aan la xadi jirin Suugaanta xaramka ah Xurmadeedii yaa marin? Xayndaabkii maansada Geerida xasaysaay Hadaad jebisay xeerkii Anna damac xasuuseed Adna dan iyo xeeshaa Waa xabag cadaadeed. Maansadan waxa curiyay AUN Abwaan Gaarriye isagoo ka murugaysan geeridii AUN Abwaan Cabdilaahi Suldaan "Timacade". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 1, 2012 AUN, Abwaan qiime badan ayuu ahaa, dhaxal suugaaneed-na wuu ka tegey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 1, 2012 I really feel like losing a close family member. Waan ka xanay geeridan runti. He could still have contributed much more. He had the talent. A black day walaahi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 1, 2012 AUN. A great loss indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted October 1, 2012 a huge part of Somali literature died with him.....Allaha u naxariisto.... A true role model and a teacher... I can only recall what I heard from his own mouth long time ago... Qoriyahaw Hubsiimo la'aanta Qoriyahaw hawaawi dhacaaga Qoriyahaw hinaaso la boodku Jugtu waa waxaan la hagaasay... I convert it to... Geeriyahay Hubiimo la'aanta Geeriyahay Hawaawi dhacaaga Jugtu waa waxaan kugu hiifay! Allaha u naxariisto , Samir iyo iimaana ilaahay ha ka siiyo ehelkisii iyo dhamaan cid walba oo ku hadasha Afka soomaliga.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted October 1, 2012 It is very sad indeed, much loved man, a true gent......AUN abwaanka, reerihiisana samir iyo iimaan insha allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted October 1, 2012 Allah Yarxam, waloow aanan gabayada iyo gabyaa yaashuba isku fiicneyn but am sure in nin qaali uu ahaa Jannadii allaha ka waraabiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 1, 2012 Allahu Yarxamhu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 1, 2012 Illahay ha u naxaristo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted October 1, 2012 May Allah have mercy on his soul. He was indeed a gem amongst men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 1, 2012 Ina ilalahi wa ina ilayhi rajicuun. Ilaahay ha u naxariisto Abwaan/Macalin Gaariye. Wuxu ahaa tiir adag oo ka baxay bahda Afka Soomaaliga horimarkiisa ka shaqaysta. Waxaan ku xasuusta tixdan: Rag haduu is af dhaafo aayatiina wadaago afkaa laysku gartaayee is afwaajiya maaha isu soo ura maaha -Adigoo hebel diidan eryo reer hebel maaha isu weersada maaha udahaaga cun maaha iyo Laba oorya walaaliyo ilmaadeer is maquunsha lama sheegin aduunkee marka aan ugu liito mar aan eeda sokeeyiyo ilmahayga ku waayo mar aan aayo la'aanta seedigay ugu aaro oo walaashay asay qaado mar haday aqalkayga haddii layga adkaadiyo hadaan raystey idhaahdaba mar lay oohin u tahay bal maxaan istafiiday Quote Share this post Link to post Share on other sites