SayidSomal Posted October 3, 2012 ^^Waxaan kuu maleeyay nin maansada maali jiray - balse waad is kashiftay - waxaa lagu qaatay in aad iska aamusnaato here is quick couple famous dubayaashi tixxeed ee lala dhacay nin kaad sheegaysid: - Rabboo ku caynshiyo anoo ku cafa mooyaane - Walee caafimaad uma fadhidid, Caliyoow Buuhoodle - Oo caadhkii weynaa gabdhihii, ku catiraynmaysid & - Ninka yidhi wax baan gani anoo, Gol iyo Cayn jooga - Ee yidhi badii Garacad baan, gudub u weydaarin - Godka lagu cadaabyow muxuu, go'uhu been sheegay Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted October 3, 2012 - Haddii madal la waco uunku, waa nin iyo maankiiye - Nin waliba waxaan madarta qaban, meel is kala taagye - Mid baa ma aha odhan oo runtaa, mowdku ka adeegi! or in the other words: - Mustaqiimnimaa loo hadlaa, muranku waa ceebe - Nin waliba maroor iyo qasiyo, muran haduu keeno - Goortii markhaatigu dhacaa, mowdku ka adeegi and with that i bid you farewell (wejigaada halkaan ha keenin manta kadib) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 3, 2012 You're still copying from him dee ................ I'm sure you don't want to bring Haabiil's piece here Quote Share this post Link to post Share on other sites