Taleexi Posted September 28, 2012 [quote= pass her # to Taleexi… ahah @ A_Khadar. Ma saas baad ii neceb tahay. Horta runtaa wanaagsane boosas baa weli iga bannaan laakiin bi shardi waa inay gaabnaataa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 29, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;874833 wrote: Weyrax, last time I knew guur isku diyaarineysay ee xaa soo kordhay. Ma lagu kala kacay meesha? Sxb waxaa i helay gold diggers, or should i say the family of the did not like me, I don't know Lol @ pass the number to taleexi Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 30, 2012 Whyre Sacuudigu waa meel barakaysan maxaa dhacay? Sadex talo iga dhagayso tijaabina intaan jacaylku kugu fidin barbaarta cusub waa lal taliyaaye 1- mobile kula hadal inta badan habeenkii adoo sariirta ku jiifa codkaagana aad u gaabi ilaa afar jeer, ha' fahmi weydo waxaad sheegayso yaah, yaah, yaahdu haku dhamaato sheekadana ku dheerow ilaa ay hurdooto wakhtigii oo kale habeen danbe la eego ilaa ubuxu bislaadana adigu ha bislaan iska ilaali inaad adigu ka hor bislaato hadaad guursatana talaan ku siin 2-Waligaa ha u sheegin account'ga waxa kuugu jira iyo intaad xoolo haysato hadii kale koofeerkaa kugu badan,ayadoo u fakaraysa in xoolahaas indho kale kuu furaan 3- Hadii ilaahay caruur ku irsaaqo jooji fara ka ciyaarka weji cusub oo furan lasoo bax hana kugu farxaan markaad guriga soo gasho yaysan kaa nixin Wa bilaahi towfiq حظا سعيدا Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 30, 2012 Lol thanks gooni that was the best advice ever Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted September 30, 2012 Waar Sxbkeen "Ciyaala Maraaci" mashruuc baa ku furtaye... Sxb In the last decade of my life, Habeen Jacayl la'aantii ma seexan, Lug iyo Janbi dumarna ma ag seexan!... I know love is painful , But eat some فلافل and move on.....قوي قلبك Give a chance to gabadha but also maintain a high level of suspicion...the least she would do is let you heal faster... Dumarka Xaasidsanaaa....Ku lahaa Gabadha iska ilaali.....at least waxa uu asturaya one fellow woman,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted September 30, 2012 Just Swap genders in the song....Enjoy it markaa kkkkkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 30, 2012 Coofle;875450 wrote: Waar Sxbkeen "Ciyaala Maraaci" mashruuc baa ku furtaye... Sxb In the last decade of my life, Habeen Jacayl la'aantii ma seexan, Lug iyo Janbi dumarna ma ag seexan!... I know love is painful , But eat some فلافل and move on.. ...قوي قلبك Give a chance to gabadha but also maintain a high level of suspicion...the least she would do is let you heal faster... Dumarka Xaasidsanaaa....Ku lahaa Gabadha iska ilaali.....at least waxa uu asturaya one fellow woman,,,,, Thanks sxb, waad igu ogtahay falaafil iyo fuul inaan isku daldalo Apo, you'll be the first one 2 know sxb haka baqin Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 30, 2012 In the V.I.P list saxiib Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 30, 2012 war ninkaan JB u eg waayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted September 30, 2012 So she was a golddigger well good riddance then don't you think wyre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 1, 2012 Wrye, Sheekada soo gaabi ninyahow. Dumaashi weydii in ay Skype leedahay iyo in kale, calashaan Skype Conference Call wuxuu sahlayaa in Meherku u dhaco sida adinkoo isla jooga Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted October 1, 2012 Cawaale;875690 wrote: Wrye, Sheekada soo gaabi ninyahow. Dumaashi weydii in ay Skype leedahay iyo in kale, calashaan Skype Conference Call wuxuu sahlayaa in Meherku u dhaco sida adinkoo isla jooga War ninyahow Fikraddaas weyba iga maqneyd Thanks i'll do that lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 1, 2012 ^^ Forget it all and sing with me warya... ان يحرمونا يا حبيب الغرام ويجعلوا فقري لوصلك حرام فإن حبي دائما لا يلين والقلب لا يسلى و لا يستكين إلا بوصلك يا مليح الجبين لو يزرعوا عمري بنار الشقاء الحب أسمى من رماد الفلوس ومن كنوز الأرض و ماس الشموس الله وحده فجّره في الضمير وأجراه في دم الغني و الفقير وسيّره في الأرض عبر الأثير وتوج الإنسان به فإرتقى قالوا فؤاد الحب مصنوع ذهب ما يسكن الأكواخ أو دير القصب يليتهم قد قابلوه في الطريق أو عانقوا بحر الغرام العميق ما هو جواهر غالية أو عقيق والشمس تكسي أرضنا بالنقاء Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted October 1, 2012 ngonge;875751 wrote: ^^ forget it all and sing with me warya... ان يحرمونا يا حبيب الغرام ويجعلوا فقري لوصلك حرام فإن حبي دائما لا يلين والقلب لا يسلى و لا يستكين إلا بوصلك يا مليح الجبين لو يزرعوا عمري بنار الشقاء الحب أسمى من رماد الفلوس ومن كنوز الأرض و ماس الشموس الله وحده فجّره في الضمير وأجراه في دم الغني و الفقير وسيّره في الأرض عبر الأثير وتوج الإنسان به فإرتقى قالوا فؤاد الحب مصنوع ذهب ما يسكن الأكواخ أو دير القصب يليتهم قد قابلوه في الطريق أو عانقوا بحر الغرام العميق ما هو جواهر غالية أو عقيق والشمس تكسي أرضنا بالنقاء لووووول أغنيه دي حلو والله, مشكور يا صاحبي Quote Share this post Link to post Share on other sites