Xaaji Xunjuf Posted September 26, 2012 Hargeysa (HWN) wakiilki hore eh Somaliland u fadhiyay dalka Shiinaha Axmed xassan Cigaal Ayaa shaaca ka qaaday in uu ka baxay xisbiga udub oo uu ka tirsana muddo dheer isla markaana u si rasmi ah ugu biiray urur siyaasadeedka wadani. Hargeysa (HWN) Wakiilki hore eeh Somalilan du fadhiyey dalka shiinaha Axmed xassan Cigaal ayaa shaaca ka qaaday in u ka baxay xisbiga udub oo ka tirsana muddo dheer isla markaana u si rasmi ah ugu biiray urur siyaasadeedka wadani. Danjire Axmed xassan Cigaal oo maanta shir jaraaid ku qabtay hotel ka shiraaqle eeh magalaada hargeysa ayaa sheegey inu go aansaday in u ka mid noqdo ururka wadani ka dib marki u burburay xisbigi uu ka tirsana waxa u sheegey ururka u ka mid noqday aanay ka dhisnayn nidaam qabyaalad isla markaana u dalka u hogamin karo si cadaalad ah. Aniga oo axmed xassan cigaal kana tirsana xisbiga udub muddo dheer waxa aan muddo burburki ku dhacay xisbiga udub eeh aan eegayey ururada Somaliland iyo asxaabti hore eh qaranka intaana aan u eegayey keeba danta dalka. Dalka iyo maslaxda gooni isu taaga Somaliland khayr u leh Marki aan odoraasay eeh barnaamijikooda akhriyey waxa ay ila noqotay ururka hada halganka ku jira waddaniga la yidhaahdo in aan ku biiro ayaan go aansaday ayu yidhi Axmed xassan cigaal. waxakale u sheegey in uu rejo weyn yahay in murashaxa xisbiga udub cali maxamed warancade oo ay rafiiq ahayeen muddo dheer in uu ku biro ururka wadani. Marka ay arinti dhacdo dadku wuu kala jaan fudud yahay waxa aan u umalaynaya dagaal dhaca baaba la kala jaan fudud yahee nina uu hore u gala nina jilibka meel ku so aasta in uu nagu oo soo biro ayaanu ilaahay ka rejaynaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 26, 2012 lol@XX....Cigaal ma is garanaysaan? Weli Beijing miyuu joogaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 26, 2012 Si fiican banu isku garanayna maya hada hargeysa bu jooga Axmed xassan cigaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 26, 2012 lol@Cigaal. Xamarna isagoo jooga waad arki. Waa nin wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 26, 2012 Xamar wu joogi jiray waagi hore ,laakin ninkani Siyaasada Somaliland han weyn ba ka haysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 26, 2012 XX, ninkan waan kulannay muddo aan sidaa u fogeyn, siyaasaddiisana waan ka war hayaa...Han weyn ha iska jiro oo waa loo wada batay balse ma sii foga. Quote Share this post Link to post Share on other sites