Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:Former AMB Dr Axmed xassan cigaal joins Wadani

Recommended Posts

u_77495d_2012-9-26-5-53-51f_1.jpg

Hargeysa (HWN) wakiilki hore eh Somaliland u fadhiyay dalka Shiinaha Axmed xassan Cigaal

Ayaa shaaca ka qaaday in uu ka baxay xisbiga udub oo uu ka tirsana muddo dheer isla markaana u si rasmi ah ugu biiray urur siyaasadeedka wadani.

 

Hargeysa (HWN) Wakiilki hore eeh Somalilan du fadhiyey dalka shiinaha Axmed xassan Cigaal ayaa shaaca ka qaaday in u ka baxay xisbiga udub oo ka tirsana muddo dheer isla markaana u si rasmi ah ugu biiray urur siyaasadeedka wadani.

 

Danjire Axmed xassan Cigaal oo maanta shir jaraaid ku qabtay hotel ka shiraaqle eeh magalaada hargeysa ayaa sheegey inu go aansaday in u ka mid noqdo ururka wadani ka dib marki u burburay xisbigi uu ka tirsana

 

waxa u sheegey ururka u ka mid noqday aanay ka dhisnayn nidaam qabyaalad isla markaana u dalka u hogamin karo si cadaalad ah.

 

Aniga oo axmed xassan cigaal kana tirsana xisbiga udub muddo dheer waxa aan muddo burburki ku dhacay xisbiga udub eeh aan eegayey ururada Somaliland iyo asxaabti hore eh qaranka intaana aan u eegayey keeba danta dalka. Dalka iyo maslaxda gooni isu taaga Somaliland khayr u leh Marki aan odoraasay eeh barnaamijikooda akhriyey waxa ay ila noqotay ururka hada halganka ku jira waddaniga la yidhaahdo in aan ku biiro ayaan go aansaday ayu yidhi Axmed xassan cigaal.

 

waxakale u sheegey in uu rejo weyn yahay in murashaxa xisbiga udub cali maxamed warancade oo ay rafiiq ahayeen muddo dheer in uu ku biro ururka wadani.

 

Marka ay arinti dhacdo dadku wuu kala jaan fudud yahay waxa aan u umalaynaya dagaal dhaca baaba la kala jaan fudud yahee nina uu hore u gala nina jilibka meel ku so aasta in uu nagu oo soo biro ayaanu ilaahay ka rejaynaya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX, ninkan waan kulannay muddo aan sidaa u fogeyn, siyaasaddiisana waan ka war hayaa...Han weyn ha iska jiro oo waa loo wada batay balse ma sii foga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this