Xaaji Xunjuf Posted September 26, 2012 Diyaarado Dagaal oo duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa maanta duqeymo xooggan ka geystay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Diyaaradaha dagaal ayaa la sheegay in dhowr gantaal ay ku dhufteen garoonka, waxaana illaa imika la garanayn khasaaraha ka dhashay duqeyntaas. Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaysan jirin wax diyaarado ah oo isticmaali jiray mudo dhowr sanadood ah, waxaana sida la sheegay garoonka uu saldhig u ahaa xoogagga Al-shabaab. “Dhowr gantaal ayay diyaaraduhu ku dhufteen garoonka, waxaana arkay uuro ka baxeysa garoonka, mana garanayo khasaaraha ka dhashay,” sidaa waxa HOL u sheegay goobjooge magaciisa qariyay oo ku sugnaa meel u dhow garoonka xilligii ay duqeyntu dhaceysay. Ma jiraan masuuliyiin katirsan Al-shabaab oo faahfaahin ka bixiyay duqeynta iyo weliba hadii uu jiro wax khasaare ah oo ka dhashay. Duqeymahani ayaa kusoo beegmaya xilli xiisado dagaal ay ka taaganyihiin galbeed ee gobolka jubada Hoose halkaasoo ay isku horfadhiyaan ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted September 26, 2012 I totally support this campaign but why the airport? Why destroy infrastructure? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted September 26, 2012 About? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 26, 2012 This is a good hit Naxar because like the article is saying this was Al-Shabaab's military base and it hasn't been used as an airport for many years. I welcome this attack, we need to hit them hard. Everywhere where Al-Shabaab has a base (saldhig) we need to hit it hard until they give up. Because we all know Al-Shabaab refused to negotiate with our government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted September 26, 2012 By all means get them where ever they are but we are already lacking in infrastructure and kismayo's airport is one of the few actoul airports in Somalia: Mogadishu, Berbera, kismayo and one other Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 26, 2012 Naxar, I don't think we have any choose now since they put all their men power in Kismaayo Airport. Besides I will sacrifice infrastructure above civilian life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 26, 2012 ^^ typical Faarax mentality Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 26, 2012 lool wax waalan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 26, 2012 ^^ Dont mind azania is doing the talking:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 26, 2012 lol ileen apo is an azanian Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted September 26, 2012 Showqi brother there is no need for this, if the cant win I the ground war, I see no need for them to bomb important infrastructure, the handful of shababi they kill us not enough a justification for destroying such a place Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 26, 2012 Oba, dadka in la tubeey taaneeyo ma fiicno. Apo is a Somali man so don't listen XX:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 26, 2012 Air strikes does the government in Mogadishu even know this is happening on its soil and (air space) if we have to follow the report no one knows if these fighter jets are Kenyan or US. Second how sure are we they are not targeting innocent civilians i raise my eyebrows. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 26, 2012 Showqi;873935 wrote: Oba, dadka in la tubeey taaneeyo ma fiicno. Apo is a Somali man so don't listen XX:D lool@ tubeey taaneeyo,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 26, 2012 Naxar, when was the last time that the average Somali citizent used Kismayo Airport? And if Al-Shabaab knows you're not gonna attack the Airport because you don't wanna damage infrastructure guess what that is exactly why they gonna station all their soldiers in the Airport. Brother this is chemotharapie, we have to attack the cancer among us regardless the material loss Quote Share this post Link to post Share on other sites