Wiil Cusub Posted September 26, 2012 Nin-Yaaban;873586 wrote: Anyone else have the feeling that something is about to happen in the world? I dunno how to explain it, but i think ineey wax soo socdaan . With what's happening between China and it's neighbors, Iran, Arabaha, the upcoming US elections, it just seems like it's a matter of time before a major event like 9/11 happens. That's just me. What do you guys think? Nin yaaban yaab badanaa, anoo hore ula yaaban yaabkii aad jeelasha kaga soo warami jirtay ayaad maantana yaab cusub la timiday ood fooxle nimo keentay iyo inaad tidhaa waxbaa soo socda waa yaabka yaabkii!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 26, 2012 Niman yahow, hadii aad aduunka waxa kasocdo usii fiirsataan, waxaa kuu cadeeneeso, ineey mardhow wax dhici doonaan. MMA, habeen hore ayaan waxaan fiirsanayey Movie ladhaho, 2012 oo waxaa sheegeesid kaba hadlaayaba nooh. Anaaba cabsaday. LoL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 26, 2012 Apophis;873883 wrote: Now the thread makes sense; This wiki is relevant http://en.wikipedia.org/wiki/2012_phenomenon Hadii eey runtahay, my advice to everyone here is to stock up on Cunto, biyo, feynuus, iyo HUB aad isku difaacdid markii ee xaalada meel xun gaarto. Waa iga talo. Kaftana ma'ahan, Walahi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 26, 2012 Arliyooy Arliyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 26, 2012 NY i already installed my bunker ninyahow i estimated 10 years baan ku noolan karaa Quote Share this post Link to post Share on other sites