oba hiloowlow Posted September 25, 2012 Shinbir Majabe;873442 wrote: Oba, Puntland is massive to you?! Farmaajo is popular in south Somalia especially Mogadishu.. lool im not talking about pland only azania too, it aint like it'll change something Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 25, 2012 Azania? dee waxkale sheeg.. Azania yaa la dhahaa? inteysa joogaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted September 25, 2012 This is news was reported by new radio stations I'm told , spreading lies iyo war aan jirin is how you create your audiences in Mogadishu. Sick people iga dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 25, 2012 Farmaajo's camp is notorious for lies. This we know, but we apologize for misleading people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted September 25, 2012 Apparently the news was leaked from inside of the Villa. Celebratory gun fire everywhere ......! Just called Xamar and talked to someone works inside the Villa......There is no official confirmation yet but i was told he will make it official in two hours time inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 25, 2012 Not at all! one of the candidates called me and this seems to be a false news! Palace reportedly angry about this news. Insider information. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 25, 2012 State Radio is now denying the information ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted September 25, 2012 It is out of hand .....Guns blazing the city as we speak ! People might get hurt in this, they need to act first . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted September 25, 2012 Dabaaldeggii ugu weynaa oo Muqdisho ka socda iyo Madaxweynaha oo la filayo inuu goor dhow ku dhawaaqo Ra'iisal Wasaare cusub Magaalada Muqdisho waxaa maanta duhurnimadii ka bilowday dabaaldegii ugu weynaa ee abid ka dhaca, kaddib markii warar soo baxay ay sheegeen in saacadaha soo socda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhwaaqo Ra'iisal Wasaare cusub. Fantasiyo iyo rasaas cirka loo riday ayaa hareeyay hawada magaalada Muqdisho, iyadoona dadweynaha magaalada Muqdisho ay muujinayaan xamaasad aad u weyn kana rajo qaba in Ra'iisal Wasaaraha cusub loo magacaabo Maxamed C/llaahi Farmaajo. Inkasta oo aan weli si rasmi ah Madaxweynaha u shaacin shaqsiga uu Ra'iisal Wasaare u magacaabayo, ayaa hadana wararka aanu ka heleyno xarunta madaxtooyada waxay sheegayaan in Madaxweynaha uu Ra'iisal Wasaare cusub soo magacaabayo saacadaha soo socda. Dhinaca kale shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada Dowladda KMG ah ayaa iyagu si weyn ugu haminaya isla markaana u doonaya Md. Farmaajo in loo magacaabo Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo magaalada Muqdisho muddo ka badan hal saac ay is qabsatay rasaas loogu dabaaldegayo laguna taageerayo Ra'iisal Wasaarenimada Md. Farmaajo. Kaddib dabaaldegyada ayaa waxaa soo baxay kumanaan dadweyne ah, kuwaasi oo iyagu dibadbaxyo waaweyn iyo isu soo baxyo aan horay loo arag isku qabanqaabinaya inay isugu soo baxaan waddooyinka waaweyn, mana aha markii ugu horeysay oo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay bannaanbaxyo ku taageeraan MD. Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo ka mid ahaa musharaxiinta jagada Madaxweynaha ee laga guuleystay. Maxamuud Axmed Xasan Web Updating, Somaliweyn Website xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com www.somaliweyn.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 25, 2012 Yes, I heard the State Radio will issue a denial just five minutes ago! Nomads, I apologize for falling for this! I have better source and should have checked with them. I now hear Farmaajo is not in the short-lis. In fact, it is Mohamed Barre or Saacid if at all it goes to the Gedo community! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 25, 2012 Muqdisho-(HWN) Daqiiqado ka hor ayay aheyd markii madaxtooyada Soomaliya looga dhawaaqay in Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo loo doortay Raisul wasaaraha Soomaliya isla markaana Muqdisho oo dhan laga dareemay rasaasta cirka loo gamayo ayaa hada waxaa soo baxaya warar cadeynaya in Farmaaajo aan loo magacaabin Raisul wasaaraha Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo iminka Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanan Raisul wasaaraha Soomaaliya loo magacaabin waxana uu tilmaamay in qorshaha warka sheegaya in Raisul wasaare loo magacaabay ay ka dambeyeen madax ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo ciidamo doonayo in isaga la magacaabo. Ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ayaa iminka wali wada banaan baxyo ay ku taageerayaan in Farmaajo loo magacaabay Raisul wasaaraha Soomaaliya. Farmaajo waxaa uu ku baaqay in dadka iyo ciidamada banaanbaxaya ay is dajiyaan isla markaana Madaxweynaha ka dhur sugaan inta uu Raisul wasaaraha Soomaaliya magacaabayo. Xaalada magaalada Muqdisho ayaa maanta si aad ah u kacsan waxaana ciidamada dowlada ay xireen wadooyinka Muqdisho iyadoona sidoo kale ay dadka dabaal dagyo wadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 25, 2012 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL so funny, I am laughing so hard I can't believe it :D:D:D:D:D:D wooooooow hahahahhahahaha I can't breath :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 25, 2012 ^^ Qosolka keedso, wali waxaa laga yaabaa in la magacaabo Farmaajo.. wali waa suuragal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 25, 2012 Inaa lilaahi, is this what it has come down to, it's so funny wallahi, how come you are not laughing :D Quote Share this post Link to post Share on other sites