GaadhHaye Posted September 24, 2012 Whichever sectarian group the PM hails from doesn't matter but he must be capable of reciting the Federal Constitution in poetic rhythms and has a heart and attitudes to implement it wholeheartedly;;;; Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 24, 2012 Xaaji Xunjuf;873198 wrote: ^^ taasi duco uma baahne awoow iskeeday u barakaysantahay.. Iga walee dikri iyo xadro badan bay u baahantahye employ some xerooooows... Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted September 24, 2012 why cant we select a camel as pm....They more intelligent then the punch in xamar nowadays Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 25, 2012 I agree. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu qalmo waxa meesha ka muuqdo. Reer si gaar ah u sheegan karto ma jirto jagooyinka Soomaaliyeed. Awoowyaashooda uma dhaxlin, dalka waala isla leeyahay, shanta Soomaaliweyn isla leh, reer reer kale ka badana ma jirto. Hala wala qeybsado hoggaanka dalka, oo ninba ama dumarba aqoontiisa/teeda ha reebo/to. Haddii kale maxaa meesha la iskugu haayaa haddee reer ismoodeen inay iyaga leeyihiin kuraasta qaarkood. No. Waxa dhib loogu bixi la yahay waayeba waa inkiraadka la iska indhatiraayo xaqdarada socoto iyo ku tumashada xuquuqda Soomaalida kale. Kuwii ugu roonaa la isdhahaayena isdulmintaan ku raacsan oo u sacabtumaayo in the name of bogus 'xal' and not xaq. Yaa yiri iyaga ku bilowdaa xal kuna dhamaada xalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites