Sign in to follow this  
oba hiloowlow

I don't believe my eyes

Recommended Posts

Jacpher   

^You guys haven't spent few minutes in the ICU where code happens and physicians/nurses cracks a joke and everyone laughs while doing the most stressful jobs in the world trying to save a life. This is their everyday life so it makes it that much easy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I believe meydka la wado or dhaawaca, if he is still alive, waxaa la geeye isbitaal Madiino. Marxuumkaas reerkiisa markee meydka baxsan doonaan $$ ayaa laga rabaa. Meesha dhan wada ganacsi ayee noqotay. That guy iska dhoolacaddeynaayo, perhaps, another $$ u muuqato oo marxuumo iyo wixii dhinto shuqulkiisa ma'ahee.

 

Yar Nayroobi joogo iiga sheekeen jiray sidee u dhaqmi jireen kuwa dhaqaatiirka sheegto ee Madiino xukumo. Qof sii naf baxaayo oo dhaawac ah markii la geeyo ayee reerkiisa kula gorgortami jireen intee bixin karaan iyo haddee awoodaan. If aynan awoodin maba isku dhibi jirin, dhiig ku shubis iyo waxaasna ha sheegin unless they paid it before lagu shubin dhiigga. Haddee isku dayaan inay daaweyaan oo qofkiina geeriyoodo, nevertheless lacagtooda ayee rabaan oo meydka ma bixin jirin unless lacagtooda la siiyo. Kenyaatiga saas u dhaqmo isma lahayn Soomaaliya ayee gaartay.

 

What made even worse is that daawooyinka were donated by international organizations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

drawing a parallel between a hospital morgue and the aftermath of a suicide bombing, the simple mindedness of some ppl is mind boggling.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this