Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Fuaad Shangoole the people of Kismayo will defend the city from the invaders

Recommended Posts

Kismaayo:- Fu'aad Shangole oo ku booriyay Shacabka Kismaayo in ay Dagaalamaan

20. september 2012

 

Fu’aad Maxamed Aadan Qalaf Shongale oo kamid ah saraakiisha Ururka Al-Shabaab oo la hadlay Idaacada ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa wuxuu ugu baaqay dhamaan shacabka reer Kismaayo inay ka qeyb qaataan dagaalada ka socda Gobalkaasi.

 

Sheekh Fu’aad ayaa wuxuu sheegay in raga dhalinyarada ah looga baahan yahay inay galaan dagaalada islamarkaana naftooda ay u huraan difaacida diinta Alle.

 

Wuxuu sheegay in qof waliba aysan aheyn shardi inuu qaato qori balse loo baahan yahay agabka kale ee lagu dagaalamo inuu qaato dagaalkana uu dhinac ka galo.

 

Sheekh Maxamed Fu’aad Shongale wuxuu sidoo kale sheegay in shacabka Jubbooyinka aysan muujin niyad jab balse uu usheegayo in ciidamada huwanta ah ay ku jabeen dagaalada Jubbooyinka sida uu sheegay.

 

Hadalka Sheekh Fu’aad Maxamed Shongole oo kamid ah saraakiisha Ururka Al-Shabaab ayaa wuxuu imaanaya iyadoo Ururka Al-Shabaab ay wajahayaan culeesyo milateri oo kaga imaanaya ciidamo isbaheysanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They want to fight inside the city and kill more innocent people.! Waxuush waaye kuwaan. I wonder where will they go after Kismaayo......probably to the sea ! Ilaahay haka qabto umada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

We are ready to sacrifice our souls, our children and our families so as not to give up Iraq. We say this so no one will think that America is capable of breaking the will of the Iraqis with its weapons.

 

Saddam Hussein

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this