Jacaylbaro Posted September 20, 2012 Yes, wuu qalloocan yahay ,,, It is Book Launching ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 20, 2012 ^^ Yes but the author is probably going to be there to sign some books, right? Six of one and half a dozen of the other... p.s. Add Apophis to the list of people that I outrank in af Somali (it used to be Norf alone). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 20, 2012 Signing a book is not common here ,,,,, Some were wondering when I was asking for signatures during the book fair Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 20, 2012 Mise what? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaamac1975 Posted September 22, 2012 ina cabdulle xasan ma sheekh buu ahaa mise shaydaan, thats the title, excellent book by a great author and activist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 22, 2012 Does The Author Know Much About Sayidka, Or Wax Ay Ruuxamadiisa U Sheegeen Ama Wax habar Heblaayo La Yiri Uu Ka Maqlay Buu Soo Qoray? Anyway Who'll Buy A Book With That Kind Of Weird Title? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 22, 2012 Weird to you but not to lots of people ........ Will comment when I read the book IA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 22, 2012 Guri Barwaaqo waa qoraa sare, lakin nin duriyadda ah laguma aamino Sayidka inuu xukumo. Waxaanse jecleystay markuu Hadraawi iyo 'dabahuwan' ka difaacay mid duf ku baxa ah (khaalif tucraf) oo daldalloolo u yeel is yiri. Haa, sayidku sheekh cilmi iyop camal isku darsaduu ah, hogaamiyena wuu ahh halgamaa ah, qaladna leh sida aadmiga kale, hadduu xer iska ahaan lahaa mawlac uun isaga jira hadda laysma weydiiyeen 'ma sheekh buu ahaa'. Halgankiisa iyo dagaalka uu Soomaalidii ka soo horjeesatay ku qaaday ayaa keentay in dadka qaar magacyo ugu yeeraan. Shixiri iyo Muse Ingiriis iwm. dartoodna waaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 22, 2012 Will be a nice read tallow buuga halkeen ka hela. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 22, 2012 There is also another book coming out in Nairobi this week. The title is " Ina Cigaal ma wuxuu ahaa wadani mise fat.aal?" Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 22, 2012 Sayidku wuxuu ahaa sheekh wuxuuna halgankiisa ka bilaabay barbara markuu indhaha saaray ilmo yaryar oo mucatab ama saliib loo xiray waalidkii dhalayna aqoon diimeed ka ardnaayee(SIIRA ADWAL MINAL CUMUR) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 22, 2012 ^^ Nonsense never happened Cabdalla xassan marku berbera ka so degey waxa lugu yidhi halka danbe ku tuko halkan wa guri Qadriyaa, laba habeen ma joogin berbera marki ba Burco toos u galay , Qabiilki halka saldanada isku haystey Magaalada burco bu marba mid la kala safta. As for inu sheekh ahaa i will say ina cabdalla xassan aw bu ah sheekh mu gaadhin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted September 22, 2012 gooni;872379 wrote: Sayidku wuxuu ahaa sheekh wuxuuna halgankiisa ka bilaabay barbara markuu indhaha saaray ilmo yaryar oo mucatab ama saliib loo xiray waalidkii dhalayna aqoon diimeed ka ardnaayee(SIIRA ADWAL MINAL CUMUR) And here we go again with make belief tales and revisionist history propogated by our ilma jabarti brothers. Quote Share this post Link to post Share on other sites