Cawaale Posted September 20, 2012 Arbaco, September 19, 2012(HOL):Waxaa magaalada Xaafuun ee dalka Gobolka Bari lagu xiray Fannaanka Khaalid Abuukar Cadaani (Super Khaalid) iyo Bashiir Mursal Ciise oo la dhashay Fannaanadda Maryan Mursal Ciise, iyagoo haatanna ku jira xabsi ku yaallada degmadaas. Abuukar Aadan Deeqow (Boss Caato) oo Super Khaalid iyo Bashiir Mursal Ciise saaxibo yihiin, isla markaana qadka taleefoonka kula hadlay ayaa HOL u xaqiijiyay in ay raggaas la xiray, isla markaana aysan heysan wax xorriyad ah, haseyeeshee uu rajeynayo in ay xoriyaddooda dib u heli doonaan. “Labaduba waxay deegaanka xaafuun u tageen arrimo dalxiis la xiriira, waxaana la qabtay iyagoo sawirro isaga qaadaya deegaannada bilicsan ee degmadaas ku yaalla”ayuu yiri Boss Caato oo sheegay in ay Super Khaalid iyo Bashiir Ciise ay cuntada ka soomeen, iyagoo ka gadoodsan xorriyadda laga qaaday. Abuukar Aadan Deeqow (Boss Caato) ayaa wuxuu si xushmad leh uga codsaday maamulka Puntland in labadaas maxbuus xorriyadooda loo soo celiyo, isla markaana la sii daayo maadaama sida uu yiri aysan wax dembi ah gelin, isla markaana aysan wax siyaasad ah lug ku lahayn. Fannaanka Super Khaalid iyo Bashiir Mursal Ciise ayaa waxay yihiin labo ruux oo si weyn loo yaqaano, waxaana xariggooda si weyn uga xumaaday ehelladooda iyo asxaabtooda, kuwaasi oo qudhooda codsanaya in la soo daayo labada ruux. Fannaanka Khaalid Abuukar Cadaani (Super Khaalid) iyo Bashiiir Mursal Ciise ayaa waxay labaduba caan ku yihiin u ololeynta dadka dhibaateysan, gaar ahaan markii ugu dambeysay waxay gacan-ka-geysteen abaarihii Soomaaliya ka dhacay iyo weliba dadkii ku dhaawacmay qaraxii Tiyaatarka, gaar ahaan Abwaanka Axmadey Cabdi Gaashaan oo uu dhaawac culus soo gaaray. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 20, 2012 Khaalid Abuukar is my friend and neighbour aad baan ugu xumaaday markii la ii sheegay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 20, 2012 Arrested by Pirates ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 20, 2012 JB, You know Bash Isse, don't you? The poor guys went on hunger strike against the indefinite detention without charge and alleged ill-treatment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 20, 2012 Jacaylbaro;871569 wrote: Arrested by Pirates ,,, :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 20, 2012 Hunger strike in Xaafuun ?? ,,,,,, I don't think they even care Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 20, 2012 What is the relevance of '' iyagoo sawiro iska qaadaya''? with whom? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 20, 2012 With dhulkaa ilaahay dee. Its illegal takign pictures in Hafun. Pirates, invisible military bases and so on. smh Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 20, 2012 ^^ belo reer pirate ha so daayaan rapido, smh i told them to go to xamar instead walahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 20, 2012 No cawaale, sheekada qabyo kalaa ku jirta ee warkii oo dhan soo gudbi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 20, 2012 Aniga intaas aan ogahay, reer UK iyo dariskoosa xoogaa soo jugjugey war waa ka soo baxaa mugaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 20, 2012 Super of King Khaalid? Is it the same singer of two diffrent ones? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 20, 2012 No Super Khaalid from sweden this guy: Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 20, 2012 What appropriate Somali song do you think he should pass the time with while in prison? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted September 20, 2012 ^ They won't let me out, (I'm locked up) They won't let me out, (I'm locked up) Cidlaa idishee, Ceelaan ku dhacee Ciidaan afka lagalee Caadiloow adaa awood lahee Meeshaan iga badaadi They won't let me out no, they won't let me out (I'm locked up) They won't let me out, they won't let me out (I'm locked up) Quote Share this post Link to post Share on other sites