walaalkis Posted September 20, 2012 This should be in history books "Kii dhagax tuuri kara, kabtiisa tuuri kara, birta tuuri kara, qoriga tuuri kara, Allaahu Akbar baa lagu tuurayaa, dhagaxu bambo ayuu isku bedelayaa, qoriga Hoobiye iyo BM ayuu isku bedelayaa, Alle ayaa wata"ayuu yiri Fu'aad Shongole. Walahi kuwaan Alshabab utaliya waa warlord yaal kale , they know they lost the game markaas rabaan inta nabad doonta Isla dintaan . Allah subxanallaah kuwaan walan ka qabto , thugs in uniforms vs thugs with cimaamad Somalia waligeed dagaal kujireen maxaa kalifey diinta dificaa , where these guys last wars between Somalis ? Moryaan turn into wadaad with four wives , that's perfect deal for Alshabab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 20, 2012 Wixii tuuri kartit tuur kulahaa! Adeer Soomaaliya nabad Bey Ku soo noqotay ee bal adigu (Al-Shabaabay) cagaha wax kaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted September 20, 2012 Tolow kabtana maxeey isku badelee ? Maybe sandals will also turn into drones. The man lost it, fairy tales that were told in Afghanistan two decades ago uu lasoo shaga tagay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted September 20, 2012 ^tomahawk missile Quote Share this post Link to post Share on other sites