Sign in to follow this  
Somalia

Barre Hiiraale Is Coming: Game of Kismayo Begins

Recommended Posts

Yunis   

Gooni – dadkan Bare ayay oogaga dhagan tahay. dhalinta afka duubana, balan ay qaadeen last week, ayay buriyeen manta oo ahyd in aysan magaalada dhexdeeda ku dagaaleyn. Marka, subax kastaan phone call ku bilaabaa magaaladaas, si aan u dhaho 'nabad ma ku toosteen'. Maanta dadka waxay u sheegeen in magaalada ay tahay goob dagaal.

Even wakhtigii Qabiilada la’sku haystay banaankaa la’iskula bixi jiray. Hiiraale meshaas uma secdee, waxa soo socdo allaha ummada ha ka badbaadiyo…

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Yunis;871498 wrote:

Waa runtaa wakhti xun baa lagu jiraa aamiin,,, nin wayn wadkiisa waa yaqaan marakan baroortu barre hiiraale ka weyn waa labada afrikaan mid dooro,ama barbaarta kaynta la gal

Allaha xafido reerkaaga iyo muslinkoo dhan noola soco arimaha caadiga ah wixii sir culus ah safiirkaan la hadliye

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this