oba hiloowlow Posted September 18, 2012 Boocame Online- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay eedeynta loo soo jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaas oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay qaraxii ka dhacay Hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxrooyada Qaranka ayaa waxa uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in ay tahay nasiib daro eedeyntii loo soo jeediyay Madaxweynihii hore waxa uuna xusay in ay xiriir la sameeyeen qaar ka mid ah madaxda dowladda Kenya ayna u sheegeen in warkaasi uu yahay mid qalad ah kana bixin doonaan raaligen buuxdo. “Waa in ay cadeeyeen wararkii ay qoreen warbaahin dalka Kenya Sheekh Shariif waa shaqsi soo qabtay mas’uuliyada dalka waxa uu naga mudan yahay xushmad dowladda Soomaaliya waxaa ka saaran Mas’uuliyada in ay dhowrto sharafta Madaxweynihii hore umana dul qaadan doono in meel looga dhaco sharaftiisa shacabka iyo dowladda Soomaaliya waa uu ku weyn yahay Madaxweynihii hore” ayuu yiri Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha mar wax laga weydiiday goorta uu soo magacaabayo R/wasaaraha ayaa waxa uu tilmaamay in haatan uu haysto waqti badan oo soo magacaabayo R/wasaare mas’uul ah sida ugu dhaqsiyaha badan. Mar uu ka hadlaya Madaxweyne Xasan Sheekh cafiska loo sameynayo dadka ay xukunto maxkada maalmaha xoriyada iyo munaasabada ayaa waxa uu tilmaamay in ay tahay in la cafiyo maxaabiista balse loo baahanyahay dowladda caadil ah taas oo lagu helikaro in la fuliyo go’aanka maxkada aana la cafindoonin ayna muhiimadiisu tahay in ay dhisanto dowladnimada. Boocame Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 18, 2012 “Waa in ay cadeeyeen wararkii ay qoreen warbaahin dalka Kenya Sheekh Shariif waa shaqsi soo qabtay mas’uuliyada dalka waxa uu naga mudan yahay xushmad dowladda Soomaaliya waxaa ka saaran Mas’uuliyada in ay dhowrto sharafta Madaxweynihii hore umana dul qaadan doono in meel looga dhaco sharaftiisa shacabka iyo dowladda Soomaaliya waa uu ku weyn yahay Madaxweynihii hore” ayuu yiri Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Spoke like a true president and sent a clear message to Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siyaasi Posted September 18, 2012 Waa in ay cadeeyeen wararkii ay qoreen warbaahin dalka Kenya.. bad move, he should've ignored the kenyan accusations, it will not be in the new government's interest to start a verbal war with Kenya, an important neighbor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 18, 2012 Siyaasi hadiis is waalan kenyaatiga waa leeska qabahaa lee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 18, 2012 Xasan shouldn't start a fight with an important neighbour which is AMISOM member. you leave these things to low level staff. it is not a good start defending Shariif when we don't even know facts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted September 18, 2012 Lol @ the Puntlanders on this thread always showing their true colours...The Kenyan government should to be taken to task, it should told, either put up [show the evidence] or shut up! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 18, 2012 it is called dipmomacy. you don't show your cards before facts are known. xasan is a head of state. he shouldn't get into these things without knowing the true facts. I know the clan is pressuring him to go public and show shariif some support, but the interest of the nation is bigger than sub clan. that is all ninyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 18, 2012 The President of Somalia send a clear message to Kenya and others to stop dividing Somali politicians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2012 Madaxweynuhu sii wanaagsan bu u hadlay wa in la cadeeyo eedeynta loo jeediyey madaxweynihi hore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 18, 2012 Mooge, I think the president was right to talk about this to stress how important this is. Telling the Kenyans politicians to talk sensible does not mean fighting with the International community. Well done president Hassan Sh. Mohamud. It is your job to defend the citizens of Somalia whether it is an elite or a man from the street. I know Kenya is showing its true colour. They are upset because Somalia is getting back to normal and they are not happy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 18, 2012 people Mooge wants a puppet president wax walbaaba Haye dhahaayo, Mooge time has changed there is no TFG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2012 Kenya wants the Somali sea's it also wants to drill oil offshore it wants to create a buffer zone for its own interest in the juba regions. Kenya also mistreats the Somali refugees in Kenya.Kenya's Foreign Policy towards Somalia is no good,dad baase laakin u riyaaqaya oo so dhaweynaya waxay kenyaatigu wadaan. Well done Hassan Sheikh Somalia's interests number one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 18, 2012 oba hiloowlow;871002 wrote: “Waa in ay cadeeyeen wararkii ay qoreen warbaahin dalka Kenya Sheekh Shariif waa shaqsi soo qabtay mas’uuliyada dalka waxa uu naga mudan yahay xushmad dowladda Soomaaliya waxaa ka saaran Mas’uuliyada in ay dhowrto sharafta Madaxweynihii hore umana dul qaadan doono in meel looga dhaco sharaftiisa shacabka iyo dowladda Soomaaliya waa uu ku weyn yahay Madaxweynihii hore” ayuu yiri Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Spoke like a true president and sent a clear message to Kenya Damn, Obaa why you used support Shiriif, this man is your real man. This is one thing I like about the new faces who has no finger prints in anywhere, they truly can lead this nation.. I am sure if he were Shiriif, Gaas or anyone prior, he couldn't dare to talk like this. Go president, you have my blessing! lol.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 18, 2012 A_Khadar this is my man God Bless our President Hassan Sheikh Mahmoud, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 18, 2012 You guys have to realize that this man cannot do everything on his own. He needs every Somali's support. Quote Share this post Link to post Share on other sites