Qaranki Posted September 17, 2012 http://www.raxanreeb.com/2012/09/fashilka-iyo-ceebtii-ka-dhacaday-xafladii-caleemo-saarka-madaxweynaha-soomaaliya-warbixinsawiro/ Walahi this picture is both funny and shameful Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted September 17, 2012 Somalis can't organize any event , whether is wedding, inauguration or small party heck they can't even organize funeral . " War maydka aayar, war adigu bal aamus......Wajiga mara kasaar, war wuu cabauraya, war naga aamusa ilaahay ka cabsad.....hadaa ma adaan kaa cabsan lahayn bal wuxuu ku hadlayo eega. Kaa meelkast buu qasaa....shuuut aamus." Everyone wants to have a say ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted September 17, 2012 have you seen Somalis try to adjust a mic for a speaker. 100 try 100 fail. i see this in every video where someone is speaking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted September 17, 2012 You could hardly apply the western standard to Somalia. Try organizing well while dodging IEDs and bullets. We are just coming off bloody conflict, and I am sure the foreign dignitaries would appreciate the effort of carrying that awful sofa, no ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 17, 2012 Macallinka;870774 wrote: " War maydka aayar, war adigu bal aamus......Wajiga mara kasaar, war wuu cabauraya, war naga aamusa ilaahay ka cabsad.....hadaa ma adaan kaa cabsan lahayn bal wuxuu ku hadlayo eega. Kaa meelkast buu qasaa....shuuut aamus." :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2012 Qaranki;870771 wrote: http://www.raxanreeb.com/2012/09/fashilka-iyo-ceebtii-ka-dhacaday-xafladii-caleemo-saarka-madaxweynaha-soomaaliya-warbixinsawiro/ Walahi this picture is both funny and shameful Tan shalay ayaan ka qoray, waana tan: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870407 wrote: Let us down aah? Taa saaka hiraabtii aan arkaaye ceeb weyn igu ahayd. Especially if you watched from the beginning. Salaad subax u soo kacay, so iska fiiri isiri. Maxaa arkaa? Kursi weyn iyo miisas lasoo wado, lasii waday oo meesha la saaraayo in front of dignitaries. Laba kursi waa weyn ayaa yaalay meesha mid sadexaad lagu daray, for guddoomiyaha baarlamaanka. Maxaa markii hore loogu fikiri waaye taas. Maxaa kale arkay? Nin sidii in uu shaneemo joogo camal biyaha cad baakad weyn ku qorantahay Caafi caagaga biyaha madaxda meesha fadhiso hal hal u siinaayo. Meesha shaneemooyinkii Xamar ku yaalay miyaa mise istaadiyum? Dadka kuleel wada dilay, xildhibanaada iyo kuwa kale meesha fadhiyo inay soo buuxiyaan ma ahayn suu kuleelka u kala yaraado. Ama qaboojiyaal badan maala geeyo, gaar ahaan maadaama kuleelkaas la wada ogaa oo maalinta doorashada dhaceysay saas u kululeed. Maxaa kale arkay? Haa, kuwii ciyaarta Kabeebeey oo waqti dhameys meesha ku haaye. Nimanka xataa shaatiyo nadiif ah oo cusub maa loo waaye. Kuwa finaanado wasaqdooda ka yaabeysid wato meesha ka bood boodaaye. Maxaa kale ii muuqday? Dad madaxda hortooda had iyo jeer hor soc socdo oo midba darbiga kale ka imaanaayo meel uu u socdo iyo wax uu socdo garaneynin. Madaxweynihii iyo madaxdii kale dhexdooda ayee hor hor socdaan oo stageka ayeeba saaranyihiin ku soc socdaan. Inay soo wareegsadaan ma rabaan. Maxaa kale la arkaaye? Wadaadkii loogu tala galay in uu aayad Quraan ah ku furo oo shaqadiisa intaas kaliya ahayd uu qudbaad dheer iska galay, mahadcelin loo joogin bilaabay. Mahadcelintiisa markee mareyso madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle jooji la yiri oo ka deg la yiri meesha. Maxaa kale arkay? Ciidanka qalabka sida mid ka mid ah calankeena wuxuuba iska suray miiskii dheeraa ee ahayd meeshii laga qudbeynaaye. A wise man ayaa ka saaray meesha maadaama calanka qarin doono dadka qudbeyn doono. Ka soco oo maxaa kale sii arkay? C/weli markuu qudbadiisa bilaabay, Ingiriis waalan laga daba waday oo qofka turjumaayana la arkeynin, asagiina qof loo sheegin u ekaa, markuu iscelin waaye ugu dambeyntii yiri anigaa hadhoow micneyn doono ee hala joojiyo in la iga daba hadlo. I don't know inuu qudbadiisa turjumi doono because waa iska damiye markee halkaas mareyso. All this happened the first half hour aan daawaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 18, 2012 The coach reminds me this story one guy told me that he has done a thriving and lucrative business while he was in Jedda, Saudi Arabia, where he roamed around the rich neighborhoods to spot a family replacing their furniture and he would load them and ship to Somalia. Guess who buys those, the richest families in Somalia.. Is it possible that that Sofa is one the ones the guy picked from in front of one of the villa in SA and then shipped to Somalia, then Sh. Shirif bought it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 18, 2012 Walahi Soomaalidu waa caajiib. Xataa kuraastii ayaa amaan ka heli wayday Quote Share this post Link to post Share on other sites