oba hiloowlow Posted September 18, 2012 Showqi bruv heestas ma laheen mii Baastoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2012 Baastoow iyo Sheegoowba waa gadaal ka gaaryaal. Suu Showqi sheegay heesta Sulfa ayaa leh, waliba kuwiisa loogu jecelyahay waaye: Waa tan, waana heesta labaad bilaabaneyso 3:30. Tan koowaad xataa -- doon baa mareysoo badaan -- fannaaniin kale ayaa kusoo caan baxay, oo ku jiraan hobollada Sheegoow iyo Geedi Farayare. Sulfa sida loogu jeclaa Soomaaliya sideedameyadii ('80s) uma maleeyi in uu jiray ama jiri doono heesaa kale u dhigma. Furfurtaanta lagu jeclaa oo shaqsinimadiisa oo dabeecad aad iyo aad u wanaagsan lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 18, 2012 Oba. Sxb my younger brother bought the Sulfa cassette tape in 1988 and that song was included in that cassette and the person who was singing that song was Sulfa. Thanks MMA for explaining Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 18, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870817 wrote: Yaabane, heestaas Sheegoow waa loogu horeeye heesaa aad loo jeclaa qaaday. Ma garan kartaa hee? Yaa qaaday? Nin Yahow, markaan arkay calankii "Canada" ayaaba "dislike" videoga siiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 18, 2012 Showqi and MMA waan gartay i was 3 yrs at 88 so that explains a lot lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 18, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870828 wrote: Baastoow iyo Sheegoowba waa gadaal ka gaaryaal. Suu Showqi sheegay heesta Sulfa ayaa leh, waliba kuwiisa loogu jecelyahay waaye: Waa tan, waana heesta labaad bilaabaneyso 3:30. Tan koowaad xataa -- doon baa mareysoo badaan -- fannaaniin kale ayaa kusoo caan baxay, oo ku jiraan hobollada Sheegoow iyo Geedi Farayare. Sulfa sida loogu jeclaa Soomaaliya sideedameyadii ('80s) uma maleeyi in uu jiray ama jiri doono heesaa kale u dhigma. Furfurtaanta lagu jeclaa oo shaqsinimadiisa oo dabeecad aad iyo aad u wanaagsan lahaa. Caadi. Marnaba. Ma. Ahan. Rageedi. Sulfa hadaan Google gelinaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 18, 2012 Odaygi bidaarta Lahaa Ee Video-gi Aan Arkay Ku Jiree Gabadha Yar Gacanta Haayay Miyaa 88-kii 3 jir Ahaa, Naga Daa Oba Adna Ninyahow Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 18, 2012 Wyre, ma soo miirsatay?. Ha ka tegin Sacuudiga intaan ka imaanaayo!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 18, 2012 Wyre loooool dee adna ninyo qarxiska iga daa. Al-Qaadi Maadeey Xaj ma uu socotaa sxb? Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 18, 2012 Masoo Miirsan Waa Ley Miiriyaye, Goormaad Imaaneysaa?? 2 Months Haddaad igu soo Gaarto Waa Kheyr Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted September 18, 2012 Caadi Mahan Ciyaalkan Laakiin Heesahaan Ma Qaadi Karaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 20, 2012 Wyre Rageedi Omar teesiyow is the new Ahmed Shariif killer ma ila aragtay Quote Share this post Link to post Share on other sites