Shinbir Majabe Posted September 16, 2012 Kismaayo oo gacan ku heynteeda muddooyinkii dambe ay isku haysteen Ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Al Shabaab oo Maamulayay Magaaladaasi, dadkuna ay muujinayeen cabsi ayaa xalay illaa saakay waxaa la arkayay Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo isaga baxayay Magaaladaasi. Dadka deegaanka ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in saacadihii u dambeeyay la arkaay Gaadiid kuwa dagaalka ah oo ay leeyihiin Al Shabaab iyo Gaawaari kale oo sida la sheegay ay kireysteen Al Shabaab oo Magaaladaasi ka daabulayay Ciidamada Al Shabaab, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn halka ay beegsadeen Ciidamadaasi ayaa haddana wararku waxa ay sheegayaan inay abaareen Deegaan lagu magacaabo Ambareeso oo ka tirsan Jubbada hoose. Wararka ayaa waxa ay leeyihiin in sidoo kale Magaalada Kismaayo xilligaani ay tahay mid haawanaysa, dadkanu ay ku dhur sugayaan cidda la wareegi doonta gacan ku haynta Kismaayo. Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay inay gabi ahaamba fasaxeen Maxaabiis ku xir xirneyd Xabsiyo ku yaalla gudaha Kismaayo, taasina xaalka Magaalada ay kasii dhigtay mid kacsan. Dhinaca kale Wararka laga helayo deegaanka Birta dheer oo ka tirsan Jubbada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhacayaan Madaafiic ay is weedaarsanayaan Ciidamada Dowladda, Kenya iyo Ciidamo tiro yar oo ka tirsan Al Shabaab. Hase ahaatee ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Al Shabaab oo ku aaddan arrinkaani inkastoo dadka deegaanka ay xaqiijiyeen in Magaalada inta badan ay baneeyeen Xarakada Al Shabaab. Shabelle Media Network Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 16, 2012 What a Day!!! inauguration of our new President iyo Qabsashada Kismaayo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 16, 2012 Shimbir u want the fufos to enter the city? P.s i dont believe this is true Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 16, 2012 Dee Shabaab leyma tuso, Kenyan ku iskuma dhajin karaan magaalada, Ciidamo Soomaaliyeed ayaana la socda.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 16, 2012 Kenyans cant defeat Shabaab in Kismayo not in a million year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 16, 2012 ^^ Damn straight.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 16, 2012 Xaaji, your Hadhwanaag news portal also reporting.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 16, 2012 If Jowhar.com doesn't report it i dont believe it.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 16, 2012 Shinbir Majabe;870117 wrote: Xaaji, your Hadhwanaag news portal also reporting.. Alshabaab wants the Kenyans to come closer than massacre them like they did 3 weeks ago. KDF is a total joke they are a total embarrassment they have been in Somalia for more than a year and cant capture a single tuulo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 16, 2012 Xaaji Xunjuf;870120 wrote: Alshabaab wants the Kenyans to come closer than massacre them like they did 3 weeks ago. KDF is a total joke they are a total embarrassment they have been in Somalia for more than a year and cant capture a single tuulo. Hala yaabin they never been in war before. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2012 Shimbir, markaan ma naga hubtaa?. Thread-kaagii hore oo isla magaac lahaa ma ka istaaqfuralaysataya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 16, 2012 oba hiloowlow;870113 wrote: Shimbir u want the fufos to enter the city? P.s i dont believe this is true Funny you support the other "FUFU's" enter Jowhar and Balcad, yet you don't want the Kenyan "FUFU's" enter Kismayo. What gets? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 16, 2012 Zack walaalkey ha kululaan, everybody knows my stance on the Ethiopians and kenyans marna taageeri maa, hadii aan ka hadalno xagga jubbooyinka brother i think u know about shidaal qodista xeebta uu dhow Lamu ay kenyanka bilaabi rabaan wax qarsoon maha in ay kenya buffert Zone uu abuurayaan sida ay uu bilaabi karaan qodista. Im waiting for the new president inuu arimahaan wax ka qabto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 16, 2012 ^Good response back bro! Quote Share this post Link to post Share on other sites