Sign in to follow this  
A_Khadar

AA on Qoriile mass killings - AT is right

Recommended Posts

The Zack   

Very sad indeed. When the same murderers murder rear waqooyi people in Xarshin area, the so called "Somalilanders" in this forum will blame the O clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalo Udhexeeya Maletia da Hawaarinta Iyo Maamulka Hargaysa OO Kabilawaday Deeganka Xarshin

Aug 31, 2012 - jawaab

 

Wararka aan ka helayno Gudanaha O'gadeeniya Ayaa Sheegaya Iskudhacyo udhaxeeya Meletia da Hawaarinta Iyo Koox kasocota Maamulka Hargaysa, Inuu Kabilawaday Deegaanka Xarshin Dagaal Aad Uxoogbadan Ayaa Kadhacay Deeganka Xarshin Waxana Halkaas Kudhintay Kudhawaad 12 Dhinacyyda Dagaalamayay ka Kala tirsan Maamulka Somaliland Ayaa waxaa kadhintay 9 Katirsan Maletida Dooda Halka Ayhawaarinta Kadhimatay 3

 

Dhanka kale Maletia Gacan Kahelaysa Maamulka Hargaysa Ayaa Saanka Aroor Nimadii Dad Shacaba Kulaayay Dhulka Miyiga ah Ee Gobalka Jarar dhacdadan ayaa ahayd Aargoosi Waxaana Laga Cabsi qabaa In halkaasi Uu kabiliawdo Dagaalo Udhaxeeya Shacabka Wada Daga Goblka Jarar

 

Warar Kale Oonu Kahelay Magalada Jigjiga ayaa Sheegaya ina Wakiilka Gumaysigu Uu,udaad Gureeyay Ciimada Katirsan Maletia da Hawaarinta, Iyodoo Lagacabsi Qabo Xasuuq iyo Dhibaatooyin Horle oo kadhaca Deegankasi

 

Maamulka Hargaysa Ayaa Faragalin Toosa Kawada Gudaha Dhulka Soomaalida Ogadeeniya,Waxa ayna si, aan gabasha Lahayn Usoohubeeyaan Qabaa,ilada kasoo jeeda dhanka Hargaysa Xurgufta Siyaasadeed Iyo Qabiil ayaa Kataaganaa Gobalka Jarar Taniyo Sanadii 2009 kii Manajirto Wax Dhexdhexaadinada oo Laga Sameeyay Khilaafka Labada Dhinac

 

Todobaadkii Lasoo dhaafay Ayay ahayd Markii Warqad Cabasha ah Aygudbiyeen Maamulka Hargaysa taas Oy Dawlada gumaysiga Kaga Dalbanayeen Inay Waxkaqabato dhibaatooyin ay sheegen Inay Kala Kulmayaan Kooxda Hawaarinta

 

Isku soo Wada Duubo Lama Garan Karo Halka ay Caga Dhigan Doonto Isku dahacyada soo noq noqday ee Hargaysa Masuulka Katahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack one of ur website the ONLF website claim that the locals in Harshin were not locals but came from Somaliland and attacked O'gadenia as they say how do you explain that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;869428 wrote:
The Zack one of ur website the ONLF website claim that the locals in Harshin were not locals but came from Somaliland and attacked O'gadenia as they say how do you explain that?

Kuwa qoriile dadka ku laayay baa idin laayay ee ama iska celiya ama iska aamus. Qabiil eedda ha saarina.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this