A_Khadar Posted September 13, 2012 I am wondering why they are killed those in Xarshin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 13, 2012 Very sad indeed. When the same murderers murder rear waqooyi people in Xarshin area, the so called "Somalilanders" in this forum will blame the O clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 14, 2012 Dagaalo Udhexeeya Maletia da Hawaarinta Iyo Maamulka Hargaysa OO Kabilawaday Deeganka Xarshin Aug 31, 2012 - jawaab Wararka aan ka helayno Gudanaha O'gadeeniya Ayaa Sheegaya Iskudhacyo udhaxeeya Meletia da Hawaarinta Iyo Koox kasocota Maamulka Hargaysa, Inuu Kabilawaday Deegaanka Xarshin Dagaal Aad Uxoogbadan Ayaa Kadhacay Deeganka Xarshin Waxana Halkaas Kudhintay Kudhawaad 12 Dhinacyyda Dagaalamayay ka Kala tirsan Maamulka Somaliland Ayaa waxaa kadhintay 9 Katirsan Maletida Dooda Halka Ayhawaarinta Kadhimatay 3 Dhanka kale Maletia Gacan Kahelaysa Maamulka Hargaysa Ayaa Saanka Aroor Nimadii Dad Shacaba Kulaayay Dhulka Miyiga ah Ee Gobalka Jarar dhacdadan ayaa ahayd Aargoosi Waxaana Laga Cabsi qabaa In halkaasi Uu kabiliawdo Dagaalo Udhaxeeya Shacabka Wada Daga Goblka Jarar Warar Kale Oonu Kahelay Magalada Jigjiga ayaa Sheegaya ina Wakiilka Gumaysigu Uu,udaad Gureeyay Ciimada Katirsan Maletia da Hawaarinta, Iyodoo Lagacabsi Qabo Xasuuq iyo Dhibaatooyin Horle oo kadhaca Deegankasi Maamulka Hargaysa Ayaa Faragalin Toosa Kawada Gudaha Dhulka Soomaalida Ogadeeniya,Waxa ayna si, aan gabasha Lahayn Usoohubeeyaan Qabaa,ilada kasoo jeeda dhanka Hargaysa Xurgufta Siyaasadeed Iyo Qabiil ayaa Kataaganaa Gobalka Jarar Taniyo Sanadii 2009 kii Manajirto Wax Dhexdhexaadinada oo Laga Sameeyay Khilaafka Labada Dhinac Todobaadkii Lasoo dhaafay Ayay ahayd Markii Warqad Cabasha ah Aygudbiyeen Maamulka Hargaysa taas Oy Dawlada gumaysiga Kaga Dalbanayeen Inay Waxkaqabato dhibaatooyin ay sheegen Inay Kala Kulmayaan Kooxda Hawaarinta Isku soo Wada Duubo Lama Garan Karo Halka ay Caga Dhigan Doonto Isku dahacyada soo noq noqday ee Hargaysa Masuulka Katahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 14, 2012 The Zack one of ur website the ONLF website claim that the locals in Harshin were not locals but came from Somaliland and attacked O'gadenia as they say how do you explain that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 14, 2012 Regrettable incident. All killing of innocent people need to cease to exist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 14, 2012 Xaaji Xunjuf;869428 wrote: The Zack one of ur website the ONLF website claim that the locals in Harshin were not locals but came from Somaliland and attacked O'gadenia as they say how do you explain that? Kuwa qoriile dadka ku laayay baa idin laayay ee ama iska celiya ama iska aamus. Qabiil eedda ha saarina. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 14, 2012 Haa u baqan wala iska celin sidi gaashaamo oo kale, ayaa kuwana dhabiga loo qori anigu beelna eed ma saarin eeh waxay qoreen uun baan sheegey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 14, 2012 Regrettable incident. All killings of innocent people need to cease to exist. Irrespective of its location. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 14, 2012 Taleexi;869469 wrote: Regrettable incident. All killings of innocent people need to cease to exist. Irrespective of its location. Agreed. Quote Share this post Link to post Share on other sites