Saalax Posted September 13, 2012 Hal cod ma loo waayay Dr Cadiraxmaan M.C. Xaashi? Sabteembar 13 2012 Dr Cadbiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Doorashada Xasan Sheekh Maxamuud loo doortay xilka madaxweynenimada waxay dad badan tustay in isbeddelku ka iman karo meelo aan la filayn. Su’aalo badan baa la iska weydiiyay sababta ay doorashda u geleen murashixiinta aan wax cod ah helin. Su’aasha ugu weyn waxay dul taallaa odayaasha iyo xildhibaannada maamulka la magac-baxay Khaatumo oo murashax Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi lagu xiriirinayay hayb ahaan. Maalintii uu Xamar yimid waxa soo dhoweeyay garaaddo iyo rag dhowaan Khaatumo uga mid noqday xildhibaannada barlamaanka cusub. Xildhibaannada shanta ah oo Khaatumo u galay barlamaanka way siin kari lahaayeen cod ama codad Dr Cadbiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi wareegga kowaad, haddii uu hore u socdana nasiibkiis, haddii uu ku haro kan kowaadse ( sida dhacdayba) eedi xildhibaannada kama soo gaadhi lahayn. Ma jirto wax su’aal oo u taal garaaddada waayo cod may bixinayn; su’aashu waxay u taal xildhibaannada shanta oo Khaatumo ugu jira barlamaanka cusub. Su’aashu waa: Maxaad codka u siin waydeen Dr Maxamed cabdi Xaashi wareeggii hore? Sow xilkasnimo darro ma aha in murashax maamulka idin dirsaday lagu xidhiidhiyo inuu hal cod waayo, murashaxaas oo aqoon maaliyayadeed iyo mid maamulba leh, oo aan qaaraan idin weydiisan markii la weydiiyay inuu bixiyo $10,000 si uu u tartamo? Garaaddadu waa inaysan ka aamusin xilkasnimo-darrada xildhibaaneed oo dhacday, oo waa inay faraan xildhibaannada inay ka warceliyaan su’aasha ku saabsan sababta ugu yaraan hal cod loogu waayay Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi. Liibaan Axmad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 13, 2012 http://www.raxanreeb.com/2012/09/hal-cod-ma-loo-waayay-dr-cadiraxmaan-m-c-xaashi-wq-liibaan-axmad/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 13, 2012 Who is he? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 13, 2012 A candidate from Khaatumo-Seeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 13, 2012 Doorashada haddii xildhibaan walbo ugu shubi lahaa murashax beeshiisa ah cidna ma guuleysateen, illaa wareegga 150aad ayaa la socon lahaa.. ee bahashu qabiil way ka tagtay oo laba ilma adeero ah ayay isugu soo hartay.. waana wax wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 13, 2012 He is the son of former Puntland VP. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 13, 2012 So he got zero votes but than again all the Somalilanders running did terrible. ina omaar 1 vote Prof Samatar 8 votes This guy Cabdi Xaashi 0 votes Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted September 13, 2012 Why waste your vote on the hopeless? Xamar is where the game is when it comes to the TFG and those who need a gov't in Xamar know who needs to be placated in order for the place to have a chance at normality. Simple, if you think about it. Even the 'gaal' in Nairobi understands that simple equation.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 13, 2012 ^^^ Salaaxa intaa ma fahmin, he looks with magnifier to Khatumo, he sees khatumo everywhere.. He doesn't know that out of 20 candidates only handful got votes where many of them got zero vote. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 13, 2012 ^ LOL.@ magnifier. Miskiinka Khaatumo bay kaga dhagtay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 13, 2012 Dr. Hashi would make a great PM.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 13, 2012 Xaaji Xunjuf;868940 wrote: Who is he? If you haven't heard of him. Dr Hashi is from Khaatumo State of Somalia particularly my hometown laascaanod. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 13, 2012 Saalax, Ina Omaar - the man from Somaliland - got one 1 vote (his own vote) Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 13, 2012 ^^ Ina Omaar was a former foreign minister, MP and was a close ally of Sharif & he only got his own vote.. Abdirahman M Abdi Hashi was a new comer and was not given a great chance... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 13, 2012 General Duke;869092 wrote: ^^ Ina Omaar was a former foreign minister, MP and was a close ally of Sharif & he only got his own vote.. Abdirahman M Abdi Hashi was a new comer and was not given a great chance... At the end they all lost which is a good thing:D Quote Share this post Link to post Share on other sites