Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland house of elders reject to share Somaliland peace secret with elders from Somalia

Recommended Posts

Saalax   

Dallada SSE Oo Taageertay Go’aan Golaha Guuridu Ku Diiday Inay Odayaal Reer Somaliya Siiyaan Aqoon La Xidhiidha Jidka Somaliland U Martay Nabadgalyadda.

 

Hargeysa (Ramaas) Sept 12, 2012 – Dallada ay ku midaysan yihiin bulshada reer Somaliland ee ku kala dhaqan wadamada Yurub ee (SSE) ayaa taageeray go’aan golaha Guurtida Somaliland ku diideen odayaal reer Somaliya ah oo hay’ad Finland laga leeyahay Somaliland keentay si golaha Guurtida Somaliland u siiyaan aqoon korodhsi ku saabsan jidka Somaliland u martay nabadgalyada iyo dawladnimada, kuwaasi oo ay Guurtidu diideen.

 

 

 

Qoraal ka soo baxay guddida fulinta ee dalladda SSE ayaa lagu sheegay in go’aankaasi ahaa mid geesinimo leh oo ay guurtidu qaateen, iyagga oo guddida fulinta SSE sheegay in Guurtidu tahay udub dhexaadka qaranimada Somaliland.

 

Qoraalka SSE ayaa u dhignaa sidan“Inkasta oo aan aad loo shaacin waxa dhawaan Jamhuuriyadda Somaliland yimid wafti isugu jira qolyo ka socda Dawlada Finland iyo oday dhaqameed ka socda waddanka aynu dariska nahay ee Soomaaliya. Waftiga oo uu ururkaa Finland ka socdaa gadh wadeen u ahaa waxay dalbadeen inay la kulmaan Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland. Ujeeddada safarka weftigaasi isku dhafan may caddayn. Waxase markii dambe soo baxday inay u socdeen inay madax dhaqameedka Soomaaliya ka socdaa cashar ka bartaan Golaha Guurtida Somaliland.

 

Waxa xubnihii Golaha Guurtida ee la kulantay weftigaasi ka biyo diideen in weftigaasi ay ku jiraan oday dhaqameedyo ka socda dalka Somalia oo aan oggolayn qarannimada iyo gooni isku taagga Jamhuuriyadda Somaliland. Waxay xubnaha Golaha Guurtidu weftigii ku wer geliyeen inaanay oday dhawameedyada Soomaaliya waxba la wadaagayn inta waddankaasi sheeganayo inay Jamhuuriyadda Somaliland qayb iyada ka mid ah tahay.

 

Dallada Somaliland Societies in Europe (SSE) waxaannu si wada jiir ah hambalyo iyo bogaadin ugu dirayna Golaha Guurtida ee sharafta leh ee Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaannu ugu hambalyaynaynaa mowqifka geesinimadda iyo waddaniyaddu ku dheehan tahay ee ay arrimaha Somaliya iska taageen.

 

Waxaa kaloon ugu hambalyaynaynaa Golaha Guurtida inay ******** dabinnada Beesha Caalamka badhkood ay u maaleegayaan qaddiyada jiritaanka, madaxbannaanida, iyo midnimada ummadda ku dhaqan Somaliland.

 

Golaha Guurtidu wuxuu laf dhabar u yahay qarannimada Jamhuriyadda Somaliland.

 

Alle ha ina waafajiyo tallada toosan,

 

Gudida Fulinta SSE.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They cant even help Somalia even if they wanted Somalia's political culture and traditions is different than Somalilands. So even if they wanted to help it wouldn't work. You cant use Somaliland solutions for Somalia you need to have a Somalia solution for Somalia's problems.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somali elders know no boundries. They have mediated so many times in conflicts around the Somali penisula. Just remember the mediating role they had in the war between Cadde Muuse and Abdullahi Yusuf. just an example. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;868697 wrote:
Somali elders know no boundries. They have mediated so many times in conflicts around the Somali penisula. Just remember the mediating role they had in the war between Cadde Muuse and Abdullahi Yusuf. just an example.
:D

That was Boqor Buurmadow Boqor buur madow cannot be really trusted.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;868698 wrote:
That was Boqor Buurmadow Boqor buur madow cannot be really trusted.

How about Boqor Raabi, Suldaan Mahamed Suldaan Abdiqadir mediating on behalf of Dhirta in Somalia.

 

naga daya dee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;868704 wrote:
How about Boqor Raabi, Suldaan Mahamed Suldaan Abdiqadir mediating on behalf of Dhirta in Somalia.

 

naga daya dee.
:D

Boqor raabi is not a legitimate king wa nin iskis isku magaacabay

 

 

And Suldaan Maxammad attended several conferences but never mediated between clans in Somalia. He went to Jigjiga but that because of his own clan not because of a clan in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Adeerkay Faysal tolow ma sacuudi buu ismooday? Inuu ka fiicanyahay oo Soomaali yahay miyuuna ogayn? Arab cultural imperialism is slowly turning Somaliland/Somalia into North Sudan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;868717 wrote:
Adeerkay Faysal tolow ma sacuudi buu ismooday? Inuu ka fiicanyahay oo Soomaali yahay miyuuna ogayn? Arab cultural imperialism is slowly turning Somaliland/Somalia into North Sudan.

We always wore that for decades

 

This was hargeysa 1958

 

2nm0s8z.jpg

 

16i8eoh.jpg

 

2n9do46.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this