Xaaji Xunjuf Posted September 12, 2012 xiinfaniin;868603 wrote: ^^But the point still stands. You went every where except Somalia. Now is the time to stop running from yourself . Now is the time to come home and celebrate with your people . Somalia and Somaliland haven't yet reached a way to pay each other a diplomatic visit it will come in the near future when we reach the second phase of the talks of Somaliland and Somalia. It will stay with congratulating each other for a while. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 12, 2012 ^^You are convincing, Xaaji Xunjuf. No country has a diplomatic relationship with Hargeysa Once again, dont you think it is about time to come home and stop running? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 13, 2012 Xaaji Xunjuf ma joogaa saaka? Xalaa Hargeysa layga soo wacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 13, 2012 Insha Allah! Ceebaal maaha hadii Madaxwayn Silaanyu uu ka dego Muqdisho. Sida Garoowe oo kale, magaalada Muqdisho waa Magaalo Soomaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 13, 2012 xiinfaniin;869003 wrote: Xaaji Xunjuf ma joogaa saaka? Xalaa Hargeysa layga soo wacay Xalay maxa hargeysa lagaga sheegey ,abtigiis oo kale ha igu noqon oo ha odhan shalay baan qaar maqlayey oo laha??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 13, 2012 Abtigiis saaka waa u baqsanahay rag aan Soomaaliya ku korin oo xifaalo iyo kaftan aqoon oo qurbaha ka tegay baa kaftanka uu SOL ku hayyo ugu hanjabaya Waxaan kaa rabaa inaad ii sheegto dhibka dhici kara haddii odoga iyo ushiisu Xamar ka degaan oo caleema saarka ka qaybgalaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 13, 2012 Xiinfaniin waxba dhici mayaan hadu tagona wa caadi Xamar maha meel dadka lugu cuno wa maagaalo Somaliyeed wana caasimadi Somalia wala tegi kara. Laakin Siday hada u socoto uma eeka inu Siilaanyo xamar tagayo sabab Siyaasadi wada hadalka Somaliland iyo Somalia ayaan wali bislaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites