Somalia Posted September 12, 2012 MOGADISHU, Sept 12 (Reuters) - Two explosions rocked the Somali capital Mogadishu on Wednesday outside a hotel where the newly elected president and Kenya's foreign minister were holding a news conference, a Reuters witness said. Two bodies could be seen outside the hotel, one of whom appeared to be a suicide bomber. President Hassan Sheikh Mohamud and the Kenyan minister were unharmed. http://af.reuters.com/article/commoditiesNews/idAFL5E8KCB9220120912 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 12, 2012 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka badbaaday isku day dil Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dilo kaddib markii labo qarax lagu weeraray goob uu ku qaban rabay shir jaraa’id. Labo qarax oo waa-weyn ayaa ka dhacay ganjeelka iyo gudaha hoteel Jasiira oo uu shir jaraa’id ku qaban rabay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Askari Soomaali ah iyo mid u dhashay dalka Uganda ayaa ku dhaawacmay qaraxyada, kuwaasoo dhaawacyadoodu ay halis yihiin. Isku dayga la rabay in lagu dilo madaxweynaha ayaa yimid hal maalin kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya ee afarta sano ee soo socota. Gadaal ayaan idinkaga soo gudbin doonnaa faahfaahinta warkan. Radio Bar-Kulan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2012 Kenya's Foreign Minister was also there meeting with the President during the attack Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 12, 2012 The New Somali President Safe After Explosion. Al Shabaab claimed responsibility. Quote Share this post Link to post Share on other sites