Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Electoral Commission announces Political Parites are allowed and can be formed from today

Recommended Posts

Great Day for Puntland!

 

Somalia is seeing great days this week. First the election of Sheikh Mahmoud for President yesterday and now the announcement of Democracy taking root in Puntland.

 

I will join a political party from today inshaallaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROOWE : Guddiga Doorashada Puntland oo ku dhawaaqey laga bilaabo maanta in Axsaab Siyaasadeed la furan-karo

 

September 11, 2012

 

Garoowe:-Guddiga kumeelgaark ah ee Doorashada Puntland ayaa maanta (Talaado) ku dhawaaqey in la furan-karo Axsaab Siyaasadeed kuwaas oo la diiwaan galintoodo socon doonto muddo 3 bilood ah.

 

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Maxamed Xassan Bare ayaa waxa uu sheegey in si sharci ah maanta laga bilaabo ay Axsaabtu u furan yihiin oo ciddii daneyneysa ay isdiiwaan galiyaan, waxaana la diiwaan galineyn Xisbigii Ciidan leh amaba beel loo arko.

 

Warbxinta oo faahfaahsan Insha’allaah goordhow ayaa soo daabaceynaa.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this