Jacaylbaro Posted September 10, 2012 I know the girl ,, she is a journalist and had a pic with the guy Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 10, 2012 Ninkan aad moodo inay hindhisadu hayso waa filayay inuu aakhirka nala xididi doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted September 10, 2012 Mooge, stop spreading malicious lies about our girls. Get a life! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 10, 2012 Stuff and nonsense..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 10, 2012 Dadka qaar xishoodkiiba wuu ka guuray ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted September 10, 2012 Even if this is true.....What is wrong with it, ,,,, Hadaan Been la isku sheegayn Qaar ka foolxun oo ka dullisan baa gabdhaheenii Ka shaqeeya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 10, 2012 Mooge, Mahiga sokii Abdiwali taageriyay. maxaa is bedelay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 10, 2012 cunugaan yaa ka ceshta islaanka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 10, 2012 **************************edited****************** Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 10, 2012 oba hiloowlow;866546 wrote: Jareertaan yaa ka ceshto gabdhahaayna ceeb ceeb ceeb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 10, 2012 Jacaylbaro;866647 wrote: Dadka qaar xishoodkiiba wuu ka guuray ,,,,,, +100. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 10, 2012 Anshaxa ha la ilaaliyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 10, 2012 guys mooge doesn't fabricate things. this is the news in mogadishu and other news websites are reporting it. it doesn't even matter what the girl looks like. he married a somali woman. Mahiga oo guursaday gabar soomaaliyeed.. Waxaa jira warar sheegaya in Ergayga QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Agoustina Mahiga ee xaruntiisu tahay Caasimada Soomaaliya uu haatan la qal galay Gabar u dhalatay dalka Soomaaliya xili Magaalada Muqdisho ay ka soco olalaha Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya. Lama oga Sababta ku kaliftay in Gabar Soomaaliyeed ay haatan la aqal gasho Agustina Mahiga Oo isgu asal ahaan ka soo jeeda dalka Tanzania, inkasta oo Mahiga horay loo sheegay inuu horay u guursaday gabdho Soomaaliyeed isgoo kuwaa haatan ay kala tageen waxan mida haatan noqoneysaa midii ugu danbeysay ee uu haatan la qal galo. Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa isagu la sheegaa inuu yahay nin si aad ah ujecel la socodka gabdhaha Soomaalida inkasta oo dadka qaar ku xantaan inuu yahay nin marar badan horay u xumeeyay gabdho Soomaaliyeed. Xigasho www.Nuxur.com http://nuxur.com/warar/?p=27450 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted September 10, 2012 Mooge;866528 wrote: mogadishu is buzzing with the news that mahiga mahunga is the happiest man alive tonight. he married a Somali woman. look at her! she has that classic diaspora NGO worker look. the close proximity between her and mahiga suggests she's fairly low in the ranks - perhaps she was hoping to land a promotion after sleeping with mahiga and bearing him an african child. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted September 10, 2012 Xishood daro iyo caqli xumo oo is wata wax ka daran ma lahaan Quote Share this post Link to post Share on other sites